Browsing: Jubaland
Taliska Ciidamada Millitariga Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyey inay werar Duqeyn ah ku qaadeen 19-kii bishan degmada Jillib oo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa war kasoo baxay ku beeniyay Askari Mareykan ah oo shalay Al-shabaab ay sheegteen…
Kooxda Al-shabab ayaa shaacisay i ay dishay Askari Mareykan ah, kaddib weerar ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada…
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo iyadoo ay la socdaan laba ilaalo…
Wararka laga helayo gobalka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alshabaab uu isu dhiibay ciidamada dowladda ee…
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka oo ah kursi ay leedahay…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhacaya doorashada kursi ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam shaaciyey inuu ku biiray wadahadalka magaalada Nairobi uga socda dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF.
Wiil la dhashay Allaha u naxariistee Wasiir Cabaas C/llahi Siraaje ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo, isagoo u sharxan…
Madaxweynaha maamulka jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay waxa hortaagan maqaam u sameynta caasimadda iyo arrinta Gobolka Banaadir.
Ciidamada maamulka Jubbaland ee uu ka taliyo madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xabsi u taxaabay weriye ka howlgala Magaalada Kismaayo.
Kooxda Alshabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe kusoo bandhigtay Odayaal Soomaaliyed oo loo tababaray qaabka Toogashada.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa faahfaahin ka bixiyey dhul shirkad ay leeyihiin ka dhiseyso xaafad guryo casri ah.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa mglabta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Fannaanka ku caan baxay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee Cali Bashiir Cabdi (Cali Dhaanto) ayaa beeniyay in la sumeeyay ama…
Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) ayaa ku dhawaqay inuu iska casilay Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.
Wararka laga helayo Caawa magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayey Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Xaajir).
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya inay xiisad ka taagan tahay magaaladaasi.
Dowlada Itoobiya ayaa ciidamo gaara u tababartay maamulka Jubaland ee Soomaaliya, iyagoo tababarka loogu soo gabagabeeyyay magaalada Kismaayo.
Beesha uu kasoo jeedo xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo xasaanad laga qaaday laguna xiray magaalada Kismaayo ayaa war…
