Browsing: Jubaland
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya diyaarad la sheegay in ku dhacday Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaan ka tirsan degmada…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogay qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka maamlukaasi.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay diyaarad nooca is wada ee Drone ah oo ku soo dhacday degaan katirsan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xiisad ka jirto magaalada kadib markii xabsi loo taxaabay xildhibaan ka tirsan…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xariga Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo lagu…
Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa sharci darro ku tilmaamay xasaanadii la shaaciyay in laga…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay xilal sare oo ka mida hay’adaha garsoorka maamulkaasi.
Warrka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaasi ay weerarreen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka…
Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa xasaanadii ka qaaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaankaasi oo lagu eedeeyay inuu diyaariyay mooshin ka dhan ah…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo.
Ciidamada Xoogga dalka qeybra 43-aad iyo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska ayaa Kooxda Al-Shabaab kala wareegay saaray…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa ku dhawaaqay inuu baajiyey socdaal uu ku tegi lahaa magaalada…
Ciidamo Kenyaan ah oo afka soo duubtay, isuna ekeysiiyay Alshabaab ayaa khaarijiyay sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya markii ay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya oo isku dhacay.
Maleeshiyada Al-shabab ayaa la wareegtey degaanka Diif ee Gobolka Jubada hoose oo ku dhow xuduudka Kenya iyo Somalia.
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ee ku sugan Degmadda Dooloow ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa isku soo dhiibay Horjooge sare…
Wafdigii dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo laabtay Gobolka Gedo ayaa sheegay in Silliga ay Kenya marineyso xuduudka uu dhinaceeda mariyey…
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa u dirtay Gobolka Gedo.
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (Africom) ayaa shaaciyey inay 13 xubnood oo ka mid ah Al-shabaab ku dileen weerar ay…
