Browsing: Jubaland
Ciyaartoyda xulka kubada cagta Jubbaland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo oo ay geeyeen koobkii Kubada cagta Dowlad…
Xoghayaha difaaca dowladda Kenya haweeneyda lagu magacaabo Raychelle Omamo iyo taliyaha ciidamada Qalabka sida ee Kenya General Samson Mwathethe ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Beledwaaxo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay ciidamada Kenya oo ku soo durkay…
Ciidamo Kenyan ah oo Gudaha u soo galay Xuduudka & Dadweynaha Beled-xaawo oo bannanabax uga hortegan
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay weli halkaasi ka socdaan bannanbaxyo ay dhigayaan dadka degmada Beled-xaawo oo hortaagan…
SAWIRRO: Shirka Wasiirka Maaliyadda & Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Kismaayo ka furmay
Shirka wasaaradaha Maaliyadda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo.
Kooxda Alshabaab u qaabilsan Warbaahinta ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay Filim ku saabsan weerar Al-Shabaab ka fulisayn degmada Beled Xaawo ee…
Wadaadka dhowaan wadahadalka la furay dowladda Federaalka, kana mid ahaa hoggaamiyeyaashii Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa magaalada Kismaayo…
Sheekh Muhtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubaland.
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in Alshabaab ay diyaarisay qorshe ay ku doonayaan inay kula wareegaan inta badan…
Dagaalkaan oo dhaxmaray Maleeshiyaad taabacsan horjoogaha Al-shabaab ugu macagacaaban gobolka Gedo iyo maleeshiyaad kale oo katirsan kooxda Argagixisada ah ee…
Xiriirka kubada Cagta Jubbland ayaa dacwad ku soo oogay xulka Gobolka Banaadir oo ay ku eedeeyeen inu jebiyay xeerkii ciyaaraha…
Taliska ciidamada xoogga ee ka howlgala gobolk Gedo ayaa faafiyey xog ku saabsan Amiirka Alshabaab ugu sareeya ee Sheekh Axmed…
Laba ka mida Madaxweynaha maamul goboleedyada dalka ayaa isku khilaafsan mustaqbalka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qof meyd ah saaka laga helay aagga u dhaxeeya labada maamul ee…
Amiirka guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu-Cubeyda iyo ciidamo faro badan oo la socda ayaa lagu arkay Gobolka Gedo.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaraadaha dagaalka Mareykanka ay weerar duqeyn ah ka fuliyeen Tuulada Baqdaad ee…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada maamulka Jubbaland.
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Ciyaaraha dowladda & Maamul Goboleedyada [AKhriso]
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shir maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.
Shir looga hadlayo amniga dalka ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
