Browsing: Jubaland
Waxaa Gobolka Gedo lagu qabtay rag la sheegay inay wateen qaraxyo, iyadoo saxaafadda loo soo bandhigay.
Afhayeenka Alshabaab ayaa si degdeg u beeniyay war kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku saabsan in 81 ka mida Alshabaab…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in weerar duqeyn cirka ah lagu burburiyay xaruntii Qaraxyada Alshabaab ku lahaayeen ku lahaayeen degmada Jilib…
Eedeysanihii reer Puntland ee lo heystay kiiska naxdinta leh ee uu kula kacay gabar yar oo ka dhacay magaalada Boosaaso…
Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo bandhigay Ninkii ku eedaysna inuu falka naxdinta lahaa ua geytay gabadha lagu magacaabo Faaiso Cabdi…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubba.
Kooxda Alshabaab ayaa afar qof oo lagu eedeeyay basaasnimo ku toogtay fagaaraha degamada Bu’aale ee xarunta Gobolka Jubadda Dhexe.
Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda Ethiopia ee dhowaan kasoo tallaabay xuduudka ayaa gaaray degaano ka mida gobolka Gedo.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda degaanada Jubbaland ugu…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay kasoo gudbeen xuduudka Soomaaliya iy…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si dadban u weeraray qaabka dadka Muqdisho uga falceliyeen qaraxii weynaa ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa maanta fagaaraha degmada Saakow gobolka Jubbada dhexe xukun dil ah ku fulisay haweeney lagu eedeeyay gogol dhaaf, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in caawa toogasho lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka Jubbaland.
Bannaanbax looga horjeedo Golaha ay dhisteen Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka dhacay Gedo [Sawirro]
Bannaanbixii ugu horeeyay ee looga horjeedo shirkii madaxda maamul Goboleedyada ku yeesheen magaalada Kismaayo iyo Golaha lagu dhisay ayaa maanta…
Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa xalay la wareegay gaari xamuul ahaa oo saad iyo sahayba u siday Ciidanka Militariga Kenya,…
Shirka Kismaayo ee madxda maamul goboleedyada ayaa isku raacay inay sameystaan Gole xiriiriyaha oo danahooda ka shaqeeya.
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo iyadoo lagu sameeyay Gole xiriiriya Madaxda Maamulladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa lasoo gabagabeynayo iyadoo lagu wado war-murtiyeed laga soo saaro.
Shirka madaxda maamul Goboleedyada ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa galay maalintii labaad iyadoo qodobbo hordhac ah ay isku afgarteen…
