Browsing: Jubaland
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada ayaa Caawa Maqribkii kadib ka furmay magaalada Kismaayo
Madaxweynihii ugu danbeeyay ee ee maamul Goboleedyada oo ah madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday magaalada.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goor dhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ayaa ayaa si yaab leh loogu soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
Ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay billaabeen dhaqdhaqaaq shaki abuuray oo muujinaya inay ka baxayaan…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa shaaciyay in shirka kismaayo ka furmaya aanu ahayn shir dhibaato iyo shirqool…
Kulamadii magaalada Kismaayo uga wasiiro iyo la-taliyeyaal ka tirsan maamul Goboleedyada dalka ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo la isku raacay ajendayaasha…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku adkeystay qabashada shirka maamul Goboleedyada ee uu gogoshiisa dhigay magaalada Kismaayo.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii maamul Goboleedyada…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha…
Kooxda Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe kusoo bandhigay saddex askari oo la sheegay inay ka goosteen Maamulka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi lagu gowracay nabadoon Caan ka ah Gobolkaasi.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo uga dhawaaqay inuu gogol nabadeed dhigay magaalada Kismaayo.
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidammada Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee…
Ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa xalay gubay xarun ay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay tuulada Khadiijo-Xaaji oo udhexeysa magaalooyinka…
Afar walaallo ah ku dhintay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, kadib markii uu dab qabsaday Xero ay ku noolayeen…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kormeer ku tegay xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee dhinaca Beledxaawo.
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa saaka la wareegay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta gaaray Degmada Doolow ayaa galabta tegay BeledXaawo, halkaasoo maleeshiyada Alshabaab…
