Browsing: Jubaland
Warbaahinta Al-shabaab ayaa maanta shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii waday gaarigii isku qarxiyay saldhigga ciidamada dowladda ee…
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee Kenya ayaa sheegaya in ciidamo Soomaali ah oo gaaraya 180 askari ay u baxsadeen…
Wararkii ugu danbeeyay ee degmada Beled-xaawo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ee Saaka aroortii qabsatay degmadaasi ay ka baxeen goor…
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen degmada Buulo-xaawo kadib weerar…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay saanad milateri oo isugu jirta Gaadiid iyo hub ay ku qabsatay dagaalkii dhowaan ka dhacay…
Sarkaal ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu maanta isu dhiibay ciidamada Dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo.
Waxaa deggan xaaladda deegaanka Buulo-Guduud waxaana ciidammada dowladda Soomaaliya ay dib ugu laabteen saldhiggii ay saaka soo weerrareen dagaalyahanada ururka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qasaare lixaad leh uu ka dhacay degaanka Buulogaduud iyo duleedka magaalada Kismaayo.
Maleeshiyada Alshabaab oo saaka weerar culus ku qaaday degaanka Buula gaduud ee duleedka Magaalada kismaayo, iyadoo la wareegay muddo saacado…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay bannaanbax lagu diidan yahay sarkaalka ONLF ka tirsanaa ee…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in meydadka laba oday dhaqameed la soo dhgigay duleedka degmada Ceel-waaq.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay farriin cod ah oo uu soo dirya Amiirka guud ee Alshabaab Sheekh Axmad Cumar Abu Cubaydah.
Kooxda Alshabaab ayaa diyaarad Drone ah ku soo badhigtay Dabaaldeggii munaasabadda Ciidul Adxaa ee ka dhacay fagaare ku yaala degmada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu sarkaal ka tirsan Alshabaab isku ciidamad dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Maxjar cusub oo Xoolaha la dhoofinayo lagu xareyn doono, Kismaayo.
Warbaahinta Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada dad shacab ah oo lagu laayay weerarkii ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ku qaadene…
C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Kooxda Alshabaab ayaa fulisay dilal toogasho ah oo ka dhacay degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo, gaar ahaa maqaayad u dhow Madaxtooyada Maamulka Jubba.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qof is miidaamiyay uu isku qarxiyay Baar dhexdiis.
