Browsing: Jubaland
Wasiirka amniga maamulka Jubba ayaa la sheegay inuu si dirqi ah uga badbaaday isku dil oo lagu qarxiyay gaari uu…
Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaalada sarkaal sare oo ka goostay maamulka Jubbaland iyo ilaalado uu watay.
Waxaa markii ugu horeysay la helay muuqaalka cidiamada gaarka ah ee Kumaandooska Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya.
Ciidamada Jubbaland ayaa soo bandhigay xubno ka tirsan Alshabaab iyo waxyaabaha qaraxa oo ay farsameeyeen.
Diyaarado dagaal xalay duqeyn ka geystay degaanka Qalbi Shariif ee duleedka magaalada Kismaayo.
Kooxda Alshabaab ayaa lagu eedeeyay inay dishay nin ajnabi ah oo ka mid ahaa dagaalyahaneeda kasoo jeeda dalka Kenya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duledka magaalada Kismaayo.
olaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaay, iyadoo laga soo saaray go’aano.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta booqday dekadda magaalada Kismaayo.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa gaaray magaalada Kismaayo.
https://youtu.be/6zqx8iEYwDc
Dacwad heer Federaal ah ayaa lagu soo oogay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Birta Dheer oo 20 KM…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay toogasho ku dishay xubno ka tirsanaa kooxda oo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maanta toogasho ku dileen taliyihii ciidamada dowladda ee degmada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsanaa maamulka Jubba uu geeriyooday, kadib dhaawac culus oo ka soo…
Kalluumeysato u kala dhalatay dalalka Pakistan iyo Iiraan oo lagu qabtay xeebaha Jubbada Hoose ayaa lagu xiray magaalada Kismaayo.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya leeyihiin.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa si diiran loogu shoo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose.
