Browsing: Jubaland
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland ayaa sheegaya in gebi ahaan magaalada la xiray oo xaalad bandow…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Kismaayo oo lala beegsaday ciidamo boolis ah.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi ka dhacay qarax.
Diyaarado aan la aqoon ayaa waraaqo ku daadiyay degaanada ay maamusho kooxda Alshabaab ee Koonfurta Soomaaliya.
AMISOM ayaa beenisay in weerar weyn uu ka dhacay degaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubadda Hoose sida ay shaaciyeen qaar ka…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ay ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Garbahaarey.
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in dyaarad xamuul ay ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Garbahaarey.
Wararka laga helayo Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya iyo kuwa Alshabaab ay is weydaarsadeen madaafiic.
Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbalanad C/weli Maxamed Cali Gaas, Axmed Ducaale Geelle iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa socod ku…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay aragto Xamar iyo magaalada Muqdisho oo kaliya.
Laba xildhibaan oo ka mid ahaa Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa laga saaray Baarlamaankaasi, kadib kulan degdeg ahaa oo Baarlamaankaasi ku…
Khilaaf ku saabsan qeybsiga qeyb ka mida kheyraadka dalka ayaa ka dhex qarxay dowladda Federaalka iyo laba ka mida maamulada…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dil loo geystay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Alshabaab, kaasoo nin ilaale u…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya Qarax is-miidaamin ah uu galabta ka dhacay xerada Koongo oo u dhow Madaxtooyada…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xaflad soo dhoweyn ah oo ka dhacday magaalada London ka jeediyay…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubba ayaa u dhoofay shirka London ee 11-ka bishan uu ka furmi doono shirka arrimaha Soomaaliya.
Maamulka Jubbaland ayaa war iyo tacsi wada socda kasoo saaray dilka Wasiirkii Howlaha Guud ee dowladda Soomaaliya.
Ciidamo isku dhaf ah oo ah kuwii ugu horeeyay ee Qaran ayaa tababar maanta loogu soo xiray magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday aagga dagaalka ee ciidamada maamulkiisa uga horjeedaan kooxda Alshabab.
