Browsing: Jubaland
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Alshabaab Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa ka soo dhex muuqday isu soo bax dhowaan ka…
Qarax qasaare geystay ayaa la sheegay inuu qabsaday ciidamo isugu jira Kenya iyo Soomaali oo ku sugnaa degaanka Hoosingow ee…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar lagu xirayo xubnaha ka tirsan urur diimeedka cusub ee la baxay As-saaciduun Bilxaq.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn ay diyaarado dagaal ku qaadeen saldhig ay Alshabaab ku lahaayeen degaanka Yurkud ee…
Sarkaal ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kudhaa ee Gobolka Jubadda Hoose.
Wrarka laga helayo magaalada KIsmaayo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Maamulka Jubbaland laga soo masaafuriyay magaaladaasi.
Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Gedo ku afduubtay shaqaale ka tirsan Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO oo degmada Luuq ka waday…
Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa qafaashay markab xamuul oo ganacsato u rarnaa, kaasoo aga leeyahay dalka India.
Kooxda Alshabaab ayaa caleema saartay Suldaan Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka xaflad ka dhacday gobolka Jubbada dhexe.
Kooxda warfaafinta Alshabaab ee Mu’asasada Al-kataa’ib ayaa baahisay khudbad ku saabsan dagaalkii Kulbiyow oo uu jeedinayo Sheekh Axmed Iimaan Cali oo…
Khilaaf ka dhex taagan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa sii xoogeystay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Midowga Yurub aya mashaariic dhinac tabarrada Farsamada gacanta iyo hirgalinta Tacliinta Sare ka hirgelinaya maamulka Jubbalanad iyo maamulada kale.
Maamulka Jubba iyo madaxtooyada Kismaayo ayaa si weyn u beeniyay qoraal ay faafiyeen qaar ka mida Website-yada Soomaalida.
War kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in howlgal ay qaadeen ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan Axadii ay…
Ciidamada Militariga Somaliya ee ku sugan degmada Ceelwaaq ee xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay inay dagaal la galayaan ciidamada…
Wararka aan ka heleyno degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Ciidamada Nabad Suggida Jubbaland ayaa soo bandhigay nin ka tirsan Shabaab oo waxyaabaha qarxa ku diyaarinayay Guri ku yaala Magaalada…
Wararka laga helayo Gobola Gedo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada Itoobiya ee ka howlgala Soomaaliya uu is dilay.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya in isku soo xiray waxyaabaha qarax uu qarax ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ku dhex maray Alshabaab…
