Browsing: Jubaland
Wararka ka imaanaya xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegaya in Laba Macallin oo aan Soomaali ahayn laga afduubtay halkaasi.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa farriin yaab leh u diray xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib muddo dheer oo uu ka baaqsaday…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya in diyaarado sida shixnado hub ah ay maalmihii ugu…
Saxaafadda Kenya ayaa shaacisay in nin Kenyaan ah uu ka mid ahaa is-miidaamiyeyaashii isku qarxiyay xerada Ciidamada Kenya ee degaanka…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay ciidamo cusub oo ah kuwa loo yaqaan XISBADA, kuwaasoo dib u habeyn lagu sameeyay dibna…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka digay in madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ay isbedeli karto…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa noqday madaxweynaha maamul goboleedka kaliya ee aan si toos ah u dhex…
Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa mar labaad laalay natiijadii kasoo baxday kursiga Beesha Doqondiid ee Gaaljecel oo shalay ka dhacday magaalada…
Kursi ka mida kuraastii Baarlamaanka ee ku celinta ahaa magaalada Kismaayo ayaa xaalad is daba marin ah ku soo dhamaaday…
Maxkamada Alshabab ee Jubbooyinka ayaa xukunno dil ah ku fulisay afar nin oo lagu eedeeyay basaasnimo ay u basaasayeen dalalka Mareykanka, Kenya iyo…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay mid ka mida is-miidaamiyeyaashii qarxiyay saldhiga ciidamada Kenya ee Kulbiyow.
Kooxda Alshaab ayaa baahisay markii ugu horeysay muuqaalo sawirro ah oo laga soo qaaday weerarkii ay Jimcihii hore ku qaaday…
Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in qasaaraha ka dhacay saldhiga ciidamada Kenya uu aad uga badan yahay inta ay shaacisay wasaaradda…
Askari ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugnaa xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo shalay ay weerareen kooxda Alshabaab ayaa…
Dowladda Kenya ayaa qiratay in ciidamo badan looga dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee AMISOM iyo kuwa gurmad ah oo ay wehliyeen…
Waxaa soo baxaya faafhaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay weerarkii Alshabaab ku qaaday degaanka Kulbiyow ee degmada Badhaadhe, iyadoo dagaalkaasi…
Milateriga Kenya ayaa bayaan ka soo saaray goor dhoweyd weerarkii Alshabaab saaka aroortii ku qaadeen saldhiga ciidamada Kulbiyow ee u…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay farriin dardaaran ah oo laga duubay mid ka mida is-midaamiyeyaashii isku qarxiyay Hotelka Dayax ee magaalada…
