Browsing: Jubaland
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay weerarka Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamadooda ee ku yaala degaanka Kulbiyow ee Jubbada hoose oo…
Wararka laga helayo maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in mid ka mida ragii isku qarxiyay hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho uu…
Wararka laga helayo Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamo Ajanbi ah ay weerar ku qaadeen degmada Badhaadhe isla markaana kala wareegeen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dekadda magaaladaasi lagu qabtay Markab uu saarnaa hub.
Jarmalka ayaa taageero u balan qaaday maamulka Jubbaland, taasoo isugu jirta dhinacyada ammaanka, dib u soo celinta qaxootiga iyo xaalada…
Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii…
Kooxda Alshabaab ayaa daldashay saddex nin oo dhalinyaro ah kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay ku kaceen fal isu galmood ah…
Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgal ka bilaabay Gobolla Jubbada hoose iyadoo la sheegya inay qabsadeen…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inay ka baxeen Qorshihii Horumarinta Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Kooxda Alshabaab ayaa fal daldalaad ah ku fulisay shalay nabadoon caan ah oo ay hore uga soo afduubteen degmada Afmadow…
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa isla gaaray inay taageeraan…
Xoghaya Difaaca dalka Kenya iyo Taliyaha ciidamada Kenya ayaa socdaal qarsoodi ah ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Dagaalyahanno ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa isku dhiibay maamulka Jubba sida sheegeen saraakiisha Ammaanka maamulkaasi.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii labaad ka baaqsaday shirka Madaxda Madasha Qaran ee ka…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa mar kale ku celiyay inuusan ka tanaasulin musharaxnimadiida xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maxkamad ay maanta Dil toogasho ah ku xukuntay mid ka mid ergooyinkii…
Ciidamada Kenya oo ay taageerayaan ciidamo Mareykan ah iyo Soomaali ayaa maanta kahawlgal ka sameeyey duleeda waqooyi galbeed ee magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka sii haya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xayiraad ku soo rogay xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo.
