Browsing: Jubaland
Qeybtii labaad ee doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.
Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay 7 xildhibaan Jubbaland ka soo galay Aqalka…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka magaalada Gaalkacyo ka socda.
Dagaal gacan ka hadal ah oo magaalada Kismaayo ku dhex maray laba nin oo ka mida ergada dooraneysa xildhibaanada Aqalka…
Kooxda Alshabaab ayaa odayaal dhaqameed kasoo jeeda Jubbooyinka qafaashay iyadoo markii dambe ku xiray degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Alshabaab ay ka dishay maleeshiyo fara badan dagaallo ku dhex maray gobolka Jubada Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee maamulka Jubba ayaa sheegaya halkaasi laga maqlay qaraxyo iyo rasaas.
Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigtay maxaabiis ay ku qabtay dagaalkii magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka imaaraadka Carabta.
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay dil toogasho ah ku fulisay saddex nin oo lagu soo eedeeyay basaasnimo.
Maamulka Jubbaland ayaa doortay senatora-da maamulkaasi u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 8 xubnood.
AKHRISO: Magacyada xildhibaanada Jubbaland u dooratay Aqalka Sare [Qoondadii Haweenka oo la jebiyay]
Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa soo doortay 8 ka mida xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka imaanayay degaanada maamulkaasi.
Madaxweyne ku xigeenkii Hore ee maamula Jubba C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuleystay inuu ka mid noqdo senetorada Aqalka…
Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib kusoo bandhigtay Ciidamo ay ku sheegen in ay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland.
Mid ka mida musharixiinta ugu caansanaa ee xildhibaanada u sharxan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya maamulka Galmudug ayaa loo adkaaday…
Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo ka bilaabaneysa doorashada xubnaha Aqalka sare u meteli lahaa maamulka Jubbaland.
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda dhageysiga khudbadaha ay jeedinayaan musharixiinta u taagan xilka Aqalka Sare ee maamulka Jubbaland.
Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex taagan Guddiga dadban iyo maamulka Jubbaland oo ku saabsan arrimah doorashada.
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca keligeed is wada ah oo ay ku dhacday degaanada ay ka taliso ee…
Xiriirka madaxweynayaasha labada maamul ee deriska ah Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa xumaaday kadib markii ay soo baxeen liisaska musharixiinta Aqalka…
