Browsing: Jubaland
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka u soo sharxday maamulkiisa.
Dabley loo maleynayo inay ka tirsan tahay kooxda Alshabab ayaa toogasho ku dishay oday dhaqameed caan ah, magaalada Baardheere ee…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya iyo qaraxyo dhowr ah ay caawa ka dhaceen magaaladaasi.
Kooxda Alshabaab ayaa dooratay Golaha fulinta ee odayaasha Islaamiga ee Dhaqanka Soomaaliyeed.
Maamulka Jubbaland ayaa beeniyay inay taageereen duqeyntii dhowaan Mareykanku ku dilay askar ka tirsan Maamulka Galmudug. Afhayeenka maamulka Jubba C/naasir…
Weerar duqeyn ah oo ka dhacay tuulo ku taala Xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa la sheegay in lagu dilay saraakiil…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa howgal gaara ka fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Jubada Hoose.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay sawirrada meydda laba askari oo Kenyan ah, gaari ciidan iyo saanad hub ah ay ku soo bandhigeen…
Wararka laga helayo degmada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe, ayaa sheegaya in fageere ku yaala halkaasi lagu soo badhigay askar meydad…
Ciidamada Milateriga Kenya ayaa sheegtay in kooxda Al-shabaab ka dileen in ka badna 30 maleeshiyo dagaalo ka dhacay Gobolka Jubadda Hoose.
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qasaaraha weerarkii ay shalay maqribnnimadii Alshabaab ku qaadeen degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Kooxda Alshabaab ayaa muddo 24 saacadood gudahood ay ku qabsaday laba magaalo ku yaala Koonfurta Soomaaliya oo ay ugu danbeysay degmada Ceelwaaq.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo saaray war la yaab leh, isagoo mamnuucay in baabuur badan…
Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM oo ay wehliyaan ciidamo caddaan ah oo loo maleynayo inay Mareykan yihiin ayaa duleedka…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu ka tegay Muqdisho, dibna…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Jubba ay xabsiga u taxaabeen weriye lagu magacaabo Jeylaani Xuseen…
Maamulka Jubaland ayaa sheegay inay joojiyeen qaxootigii laga soo celinayay xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ee degaanadooda la keeni lahaa.
Wararka laga helayo magaalada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal beeleed ay abuureen maamulka Jubba uu ka socdo…
Dagaal toos ah iyo qaraxyo ka dhacay Gobolka Gedo ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dhex maray cidiamada…
Qarax ka dhacay magaalada Baardheere ayaa qasaare u geystay dadweyne iyo mas’uuliyiin ka tirsan magaaladaasi.
