Browsing: Jubaland
Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa sheegay in qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay ku lug lahaayeen rag Kenyaati ah…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay qaraxyadii Gaalkacyo ayaa Alshabaab ku eedeeyay inay yihiin arxan laaweyaal aan kala…
Al-shabaab ayaa shaacisay in dhowaan ka dhacay duleedka magaalada Kismayao halka lagu magacaabo Cabdulle Biroole dileen Sarkaak sare oo Mareykanka…
Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay howlgallo ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaya ciidamo Mareykan ah ka fuliyeen Gobolka Jubada…
Waxaa soo baxaya warar la la iska dhex marayo oo ku saabsan in duqeyn ay ciidamada Mareykanka ku qaadeen degmada…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa geesinimo leh uga hadlay go;aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran iyo xaaladda…
Wararka laga helayo degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Alshabaab ay gubeen Shan Gaari oo ay leeyihiin dad…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madooba ayaa xilkii Guddoomiyanimo ee Gobolka Gedo ka xayuubiyay Axmed Buulle Maxamed (Canjeex).
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox dabley ah yaa goor dhoweyd oo caawa ah ku dileen degmada
Xulka maamulka Jubbaland ayaa u soo baxay ciyaarta kama dambeysta fiinaalka ee koobka maamulada dalka,
Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Jubba Maxamuud Sayid Aadan iyo wafi la socda ayaa maanta gaaray Degmada Doolow
Ciidamo huwan ah oo ka kala socda dowladda Soomaaliya, Maamulka Jubba, Mareykanka iyo AMISOM ayaa weerar ku qaaday saldhigyo kooxda Al-Shabaab ay…
Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa wasiiru dowle i magacaabay Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Mudane Max’ed Cabdi Kaliil oo…
Dowladda Kenya ayaa la wareegtay dhul ka mida xuduud beenaadka ay Soomaaliya la leedahay kadib markii ay amar ku bixisay…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa Sheegaya in maamulka Axmed Madoobe ay x absiga u…
War-Saxaafadeed:-Kulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Jubbaland, ee Wadatashiga Siyaasada Amniga Qaran
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmee Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Doorashada maamulkaasi ee heer gobol.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in ammaanka dalka guud ahaan lagu haleeyay ciidamada AMISOM oo…
Ururka Al-shabaab ee Guddoomiye cusub (Waali) u magacaabay Gobolada Jubbooyinka, waxaana xilkaasi loo magacaabay Sheekh Maxamad Abu Cabdalla oo hore…
Warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorshenayo inuu dib u howlgeliyo Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo…
