Browsing: Jubaland
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay howlgal kooxda Alshabaab looga sifeynayo Gobollada Jubbooyinka ka bilaaban doono. War kasoo baxay…
Shan badmaax oo u dhashay Jasiiradaha Comoro ayaa maanta lagu qabtay xeebta magaalada Kismaayo kadib markii Dooni ay wateen kula…
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay xeebta magaaladaasi yimaadeen 5 nin oo ajnabi ah kuwaasoo la socday Dooniku degtay…
Kooxda Alshabaab ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabushay Gobollada Jubbooyinka iyo degaanada xuduudka Soomaaliya iyo Kenya sida ay xaqiijiyeen dadka…
Dabley hubaysan oon heybtooda la garan ayaa caawa xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacayo ku dilay Agaasimihii Wasaarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga…
Ururka Alshabaab ayaa si rasmi ah u xaqiijisay dilka horjooge sare Sheekh Maxamed Maxamuud Cali oo ku magac dheeraa Dulyadeyn…
Dowlada Kenya ayaa gebi ahaanta xirtay xadka ay la leedahay Soomaaliya iyadoo la joojiyay isu socodkii labada dal, dhinaca Gobolka…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Harti ee maamulkiisa ka mida masaafurin siyaasadeed diray magaalada Garowe ee xarunta…
Mid ka mida raggii ay Xarakada Alshabaab ku toogteen degaanka Buulafuulay ee Gobolka Bay, ayna ku eedeeyeen inuu basaas u…
Ururka Al-shabaab ee ka taliya qeybo ka mida Gobolka Gedo ayaa amar culus ku soo rogay odayaasha ku nool ddgaanada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ninka lagu eedeeyay abaabulka weerarkii Alshabaab ku qaaday xarunta Jaamacadda Gaarisa lagu dilay…
Warbixin cusub oo diyaariyay Telefishanka Mareykanka laga leeyahay ee CNN ayaa lagu shaaciyay in tirada dhimashada ciidamada Kenya ee lagu…
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen ururka Alshabaab iyo warbaahinta taageerta oo ku saabsan in askar ka tirsan ciidamada…
Wararka laga helayo degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax weyn oo ah miinada dhulka lagu aaso in…
Kooxda Alshabaab ayaa mar kale dagaal ku qaaday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, iyadoo wararka laga helayo magaaladaasi ay sheegayaan in…
Dagaal ka dhashay askari ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa sababay inuu dagaal ka dhex qarxo ciidamada oo laba qeybood u…
Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa lagu dhaawacay dagaal duleedka degmada ku dhex maray ciidamada dowladda iyo…
Golaha Wasiirada maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dhowaan la dhisay ayaa kulankoodii ugu horeeyay…
Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe ayaa amaan iyo bogaadin ay wehliso hambalyo kala dul dhacay Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo xeerkii madaxweynaha…
Jubbaland oo diiday in Gobolka Banaadir xubno laga siiyo Aqalka Sare [Xaalad Qabyaalad isu bedeshay]
Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen si cad uga horjeestay in wax laga bedelo heshiiska…
