Browsing: Jubaland
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uga dhawaaqay Golahiisa Cusub…
Madaxweyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu ku dhawaaqay labadiisa Madaxweyne ku xigeen ee xukuumadda maamulka Jubba oo muddo 8 bilood…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay saacado xabsiga dhigeen guddoomiyaha degmada Garbahaarey ee maamulka Jubba…
Waxaa magaalada Kismaayo la isla dhex maraya magacaabidda Golaha wasiirada maamulka Jubba oo muddo 8 bilood ah laga sugayay Axmed…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku dhawaaqay markii ugu horeysay inuu ku dhawaaqayo Golihiisa wasiirada maamulka Jubba…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya ku kulansiiyay madaxweynayaasha Galmudug C/kariin Xuseen…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo socdaal ku maraya dalka Itoobiya ayaa tegay magaalada Jigjiga ee xarunta…
Warar badan ayaa laga faafiyay kulan magaalada Nairobi ka dhacay oo dhex maray siyaasiyiin iyo odayaal beesha Mareexaan metelayay iyo…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo gaaray, magaalada Adis ababa ee…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhoweeyay wafdiyo ka socda wasiirda arrimaha gudaha maamulada dalka iyo dowladda…
45 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda beelaha Digil & Mirifle ayaa qeylo dhaan ka soo saartay…
Xildhibaan C/fataax Nuur Mattaan oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo caawa lagu weeraray guri uu ka deganaa degmada…
Xildhibaan C/fataax Nuur Mattaan oo ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu weeraray degmada Beled-xaawo. Weerarkan ayaa caawa ka…
War aanu kasoo xiganay ilo ka tirsan Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay mid…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xiisad dhinac ammaanka ah ay ka jirto magaaladaasi iyadoo madaxweynaha Jubba Axmed…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay inay ahayd guul taariikhi…
Waxaa shalay laga soo qaaday degaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo ciidamo taabacsanaa Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ka…
Ciidamadii taabcsanaa Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa maanta lagu wareejiyay ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo, kadib markii…
Wassaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa shaacisay in laba weerar oo dhinaca Cirka ah ay ku qaadeen saldhigyo Alshabaab ku leedahay koonfurta…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay amar ku siisay ciidamada taabacsanaa Barre Hiiraale ee ku…
