Browsing: Jubaland
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay sawirada muuqaal iyo maqal ah oo ku saabsan ninkii isku miidaamiyay xerada ciidamada Kenya ku lahaayeen…
Howlgalkan ay qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka, iyadoo howlgalkii…
Maamulka Jubaland ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii Puntland ku ogolaatay qaabka doorashada 2016 ee 4.5 kadib wadahadal Garowe…
Wareegto ka soo baxday xafiiska sii-hayaha Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in Col. Xasan Kheyre Axmed loo magacaabay taliyaha…
Madaxweynaha Maamulka Gobeleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay in kooxda Alshabaab ay caruur ka badan 160 si qasab ah…
Baarlamaanka maamulka Jubba ayaa shir degdeg oo loogu yeeray maanta ku leh magaalada Kismaayo, kadib markii Madaxweyne Axmed Madoobe ka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa difaacay soona dhoweeyay heshiiskii ay Kismaayo ku gaareen siyaasiyiinta beesha Sade iyo Axmed Madoobe…
Heshiis ay wada gaareen siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) madaxweynaha maamulka Jubba oo in muddo laga…
Madaxweynaha mamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa socdaal gaaban ku tegay degaanada Afmadow iyo Qooqaani, Taabto iyo Dhoobley isagoo…
Xarakada Alshabaab ayaa sheegtay inay dagaal culus oo ay la galeen ciidamada Kenya ay qasaare laxaad leh u geysteen oo gaadiidkii…
Baarlamaanka maamulka Jubba oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa fuliyay codsi uu u gudbiyay madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe…
Waxaa la is weydiinayaa Maxay Puntland u qarisay Saanadkii milateri ee dowladda Federaalka u dirtay shalay? Maamulka Puntland ayaa ka gaabsaday…
DHAGEYSO: Wasiir Diini & Axmed Madoobe oo faahfaahin ka bixiyay heshiiskii Siyaasiyiinta Beesha Sade
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay heshiiska…
Dagaalka u dhaxeeya maamul goboleedka Puntland iyo Alshabaab dhowaan ka degay xeebaha Mudug iyo Nugaal ayaa sheegaya inay aagag dagaal…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay shirkii dib u heshiisiinta ahaa ee u socday Beesha Sade iyo maamulka Axmed…
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay afar ruux oo shacab ah ka…
Maamulka Jubba ayaa sheegay ciidamo gaara oo nabadsugidda maamulkaasi ka tirsan ay weerar qorsheysan oo gaadmo ahaa ku dileen horjooge…
Shir gaara oo magaalada Kismaayo ku dhex maray Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam, Ergeyaga Midowga Yurub ee Soomaaliya, wakiilka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay taliyiihii Booliska maamulka Juba Col. Gaboobe Xasan Barre, iyadoo xilkaasina…
Ciidamada dowladda ee degmada Garbahaarey xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegay inay dad u xireen qaraxii xalay ka dhacay maqaayad ku…
