Browsing: Jubaland
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo uu goor dhoweyd ka dhacay Qarax xoog leh…
Sii-hayaha wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka maamulka Jubba ayaa xilalkii ka qaaday maareeyeyaashii Garoonka Diyaaradaha & Dekadda Magaalada Kismaayo Cabdullaahi Dhubad Shiil…
Weerar qarax bambo ah ayaa ka dhacay xarunta degmada Baardheere, iyadoo lala beegsaday Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo. Weerarkan oo…
Wararka laga halayo magaalada Kismaayo inay magaaladaasi ay ku dhaceeb hoobiyyeaal ay Alshabaab ku duqeeyaan magaaladaasi, waxaana la sheegay inay dhaliyeen qasaare…
Iyadoo dagaal nooc cusub ah oo loogu loolamayo kasbashada dadka ku nool gobolka Gedo uu socdo ayay kooxda Alsabaab shaacisay…
Wafdi isugu jira wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee…
Askari Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay iyo qof rayid ah qaraxyo mar kaliya ruxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxiga ay ka dhaceen Magaaladaasi, qaraxyadaasi ayaa sababay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta oo Jimco ah qado sharraf ugu sameeyay xarunta madaxtooyadiisa magaalada Kismaayo…
Qarax miino nooc dhulka la geliyo ayaa maanta ka dhacay Baar-Caleen oo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo xilli uu…
Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka degay magaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo jeediyay talo ku socota madaxda sare ee dowladda Federaalka iyo…
Ciidamada nabadsugidda magaalada Kismaayo ayaa gacanta ku dhigay miino nooca dhulka lagu aaso oo dabley ka tirsan Al-Shabab doonayeen iney…
Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe madaxda ka yahay ayaa magaalada Kismaayo xabsiga dhigay odayaal ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin kooxda Alshabaab,…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyagoo ku sii jeeda…
Agaasimaha hogaanka Socdaalka dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal C/laahi Gaafoow ayaa qoraal uu soo saaray ku caddeeyay in laga noqday joojinta…
Xarakada Al Shabaab ayaa beenisay war kasoo baxay dowladda Kenya oo lagu sheegay in Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay dileen Hogaamiye…
Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta oo furay shirka dib u heshiisiinta beelaha Sade oo muddo dheer…
Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay askari la sheegay inuu kamid ahaa ciidamadii ilaalada u ahaa wasiirka arrimaha bulshada maamulkaasi Macalin…
Ururka Alshabaab ayaa beeniyay in duqeyn dhinaca cirka ah lagu dilay mas’uul sare oo katirsanaa xarakada AlShabaabul oo lagu magacaabo Mahad…
