Browsing: Jubaland
Ciidamada Kenya ee ka mida AMISOM ka baxeay degaanka Buulo-Gaduud oo 30km dhinaca Waqooyiga uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta…
Maamulka Jubba ayaa si buuxda u taaageeray Go’aankii Madasha Qaran ee qaabka doorashada dalka 2016 oo dowladda Federaalka iyo beesha…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia isagoo sheegay inuu shaaciyay…
Korneyl Aadan Rufle oo ka tirsan Saraakiisha ciidamada Millateriga Dowladda ee Gobolka Gedo, ayaa wareysi lala yeeshay ku xaqiijiyay in…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay deegaanka Likooleey ee Gobolkaasi ku dileen Guddoomiyihii Degaanka Ceelcadde…
Ciidamada Kenya oo ka tirsan AMISOM oo ka howgala Gobollada Gedo iyo Jubada Hoose ayaa bilaabay inay ka baxaan inta badan saldhigyada…
Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa saaka ka baxay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose, waxaana sidoo…
Wararka ka imaanaya degaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Kenya ay xalay ka baxeen halkaasi, waxaana…
Wakiilada Beesha Caalamka ee Muqdisho ayaa kulamo gaara la leh madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland oo laga dhaadhicinayo inay tanaasul…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeeshay magaalada Muqdisho oo maanta uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla…
Guddi ay dowladda Kenya u magacawday inay soo baaraan weerarkii Alshabab ku qaaday 15-kii Janaayo 2016 ciidamada Kenya ku sugnaa…
Dowladda Kenya ayaa la sheegay in dowladda Kenya ciidamo fara badan oo aanay AMISOM ka warqabin ay ku soo daabushay Dalka…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta maqribnimadiisoo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo ka mida madaxda ka qeyb…
Guddoomiyaha degmada Garbaharey ee gobolka Gedo Sheekh Nuur Maxmed Buraale ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyay inay duqeyn aan loo meel dayin…
Faahfaahin ayaa ka soo baxaya qasaaraha duqeynta ay ciidamad cirka Kenya ka wadaan Koonfurta Soomaaliya, siiba Gobolka Gedo oo dhowaan…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ee duqeynta ka wada Gobollada Gedo iyo Baay ay…
Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khubad uu u jeediyay ciidamada isku dhafka xoogga dalka ee Kismaayo ku…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Duqeyn ciidamada Cirka Kenya si xowli ah uga wadaan Gobolada Gedo & Bay ee…
Taliyihii ciidamada Kenya ee Xerada Ceelcade oo weli la la’ yahay, isla markaana Alshabaab ay sheegtay inay nolol ku qabatay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Soomaalida ugu baaqay inay dhistaan dowlad awood leh oo dalkeeda hanata, wuxuuna sheegay in loo…
