Browsing: Jubaland
Xildhibaano ka tirsan xisbiga mucaaradka ODM ayaa dalbaday in xilka laga xayuubiyo xoghayaha Gaashaandhigga Dalka Kenya oo ay ku tilmaameen…
Gudoomiyaha degaanka Ceelcade ee gobolka Gedo oo ahayd halkii ay taallay xeradii ciidamada Kenya ee kooxda Alshabaab weerarka culus ku…
Wararka laga helayo saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegaya in qasaaraha ciidamada Kenya kasoo gaaray weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen xerada…
Mu’asasada Alkataa’ib oo ah qeybta warbaahinta Alshabaab ayaa maanta in ku dhow 150 sawir ah oo laga qaaday weerarkii guutada…
Waxaa iska soo daba dhacaya sawirro laga helayo qasaarihii dagaal ee ka dhacay xerada Ceelcade ee gobolka Gedo oo kooxda…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay badbaadiyeen tiro ka mida ciidamada Kenya oo ka badbaaday dagaalkii cuslaa…
Ciidamada Amisom ee Kenya ayaa maanta dib ugu noqday degaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo, maalmo kadib markii halkaasi weerar culus…
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya haweeneyda lagu magacaabo Rachel Omamo iyo taliyaha ciidamada dalkaasi General Samson Mwathethe ayaa la arkay iyagoo ilmeynaya xili ay…
Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hor yimid in shirka labaad ee Madasha Qaran oo lagu…
Wararka laga helayo saraakiisha ciidamada Kenya ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay gacanta ku heyso oo si maxaabiis ahana ah…
Warmurtiyeed ay dowlada Soomaaliya ka soo saartay shirkii Madasha Qaran ee Kismaayo ka dhacay ayaa lagu sheegay in kulankaasi wax…
Xildhibaan Cabdiwahab Ugaas Khaliif oo kamida xildhibaanada Federaalka, saaxiib dhowna la ah madaxweynayaasha Jubba iyo Puntland ayaa sheegaya sheegey in Puntand…
16 askari oo Kenyaati kana soo badbaaday weerarkii lagu riiqday ee Alshabaab ku qaadeen xeradii ciidamadaasi ee Ceelcade Gobolka Gedo…
Asakri ka mid ahaa askarta Kenya ee weerarku ku qabsaday Ceelcade, Gedo, kana badbaaday dagaalka oo shalay ka degay magaalada…
Wasaaradda Gaashaandhigga Kenya ayaa sheegtay in howlgal balaaran cir iyo dhul ah ay ka bilowday deegaanno ka tirsan gobolka Gedo,…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Gedo Jen. Cabaas Gurey ayaa kashifay xog ku saabsan weerarkii Jimcihii kooxda Alshabaab…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa caawa ku haray magaalada Kismaayo oo kulamo…
Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya iyo magaalada Wajeer loo daadgureeyay dhaawacyadii Ciidamadii Kenya ee Al-shabaab ku qaaday Xero ciidan…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa balanqaaday dhaqaalaha ku baxaya dayactir lagu sameeyo garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo oo xarun u ah ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamadii laga dilay Kenya weerarkii Alshabaab ku qaaday degaanka Ceelcade oo ay…
