Browsing: Jubaland
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa aqoonsaday Baarlamaanka Jubba oo hore Baarlamaanka Soomaaliya sharci darro uga dhigay, kadib…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la yimid feker cusub oo ka yaabiyay madaxda maamulada kale iyo xitaa madaxweyne…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is mari waa’ uu hareeyay wadahadallo u dhaxeeyay…
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Isaaq ayaa sheegay in Alshabaab la wareegeen xeradii ciidamada AMISOM ee Ceelcade, isla…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii ay kooxaha Argagixisadu saaka aroornimadii ku qaadeen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee shirka Madasha Qaran uga socdo madaxda Soomaalida ayaa sheegaya in maanta oo Jimce ah…
Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa si kooban uga hadashay dagaalka saaka aroortii ay Alshabaab ku qaadeen xerada Ceelcade ee ciidamada AMISOM…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeyn culus ka bilaabeen degaanka Ceelcade oo saaka weerar…
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay dagaal culus ku qaaday xero ay ciidamada Kenya ku…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa khudbad Madasha Qaran ee maanta ka furmay Magaalada Kismaayo. Khudbadda Axmed Madoobe ayaa ahayd…
Maamulka Jubba ee uu hogaaminayo Axmed Madoobe ayaa ku guuleystay marti gelin shirka madasha Qaran ee madaxda dalka oo maanta…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa qaaday tallaabo kale oo wadaniyad iyo geesinimo muujineysa kadib markii uu amar ku…
Waxaa maalintii saddexaad weli xayiran shirkii Madasha Qaran ee la filayay inuu ka furmo magaalada Kismaayo, kadib markii uu Kismaayo…
Shirkii Madashada Wadatashiga Qaran ee Magaalada Kismaayo ayaa mar kale dib u dhac ku yimid, kadib markii la sheegay inuusan…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom ayaa madaxda Soomaalida uga hor maray magaalada Kismaayo isagoo ka mid ahaa wafdi saaka tegay…
Waxaa shalay Magaalada Muqdisho looga dhawaaqay maamul la baxay Jubba Ganaane State oo la sheegay inay dhisteen dadka Jubbooyinka, waxaana…
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamulada dalka ayaa ku sii qulqulaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose halkaasoo shirar…
Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho dowladda Federaalka iyo madaxweynaha K/Galbeed,…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali yaa ka warbixiyay kulan uu maanta isugu keenay madaxweynaaasha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan…
Kulan uu soo qabanqaabiyay Ra’iisal wasaaraha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta garoonka diyaaaradaha ee Muqdisho ku dhex maray madaxweynayaasha Jubba…
