Browsing: Jubaland
Maamulka Gedo: Abuukaate Cumar Dhagayay dadka reer Gedo waxay ku yaqaanaan nacayb, gabood fallo siyaasadeed
Maanta oo Jimce ahayd 18 Febraayo 2022, waxa magaalada Kismaayo lagu qabtay doorashada 3 kursi oo ka mida Golaha Shacabka…
Xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kana soo jeda Gobolka Gedo gaar ahaan, Beesha Sade ayaa soo saaray go’aan…
Mamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo iyo musharixiinta golaha shacabka aysan ciidan iyo hub kala degi karin…
Waxaa maanta oo ah Arbaco 26 Janaayo 2022 magaalada Kismaayo ka qabsoomay doorashada kursiga xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…
Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo Shahaado guddoonsiinta musharixiinta 3 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baaralmaanka Federaalka.
Waxaa magaalada Kismaayo maanta lagu dooray Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo Doorashadooda ka dhaceyso magaalada Kismaayo.
Iyadoo ay doorashadii ugu horeysay ee xildhibaannada Golaha shacabka maanta ka socota magaalada Kismaayo ayaa waxaa kusoo baxay xubno aad…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhaceysa doorashada lix kursi oo ka mida Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.
