Browsing: Jubaland
Maamulka Dekadda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland ayaa beeniyay oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo K/Galbeed C/casiis Xasan Sheekh Maxamuud Maxamed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirar uga…
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ee Alkataa’ib ayaa baahisay muuqaalka ku baxaya luuqada Sawaaxiliga oo laga duubay dagaalyahan Kenyaati oo dhintay.
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta waxaa oo xukun Dil toogasho ah kuriday askari ka tirsana Hay’adda NISA Maxamed Cali…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Diyaarad xamuul oo dab qabaday, tasoo ku gubatay garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka…
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu doortay Senatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay in loo gurmado abaarta ka taagan Gobollada Jubooyinka ee…
Xirmooyinka kala ah: L-5, L-13, L-21, L-22 iyo inta badan ee xirmooyinka L-23 iyo L-24 ayaa maray dhinaca Soomaaliya
Maxkamad ay leeyihiin Alshabaab xukun Dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo midkood lagu eedeeyay inuu ku kacan fal-kii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo lagu beegsaday maareeyaha Garoonka Baardheere.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo kula hadlay siyaasiyiin iyo waxgarad kala duwan, isagoo faahfaahiyey aragtidiisa xaaladda dalka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya inuu caawa qarax ka dhacay halkaasi.
