Browsing: Jubaland
Maamulka Jubbaland ayaa taageeray, kuna bogaadiyey Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ee uu ka qaatay kiiska Ikraan Tahliil…
Siyaasiyiin taageersan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka digay inuu isku dhac ka yimaado go’aan maamulka Gobolka Gedo ee hoostaga…
Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Guddiga Doorashada Heer Federaal, kadib markii uu shalay soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaannada…
Wararka laga helayo degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in la qaboojiyey xiisad milateri oo ka taagneyd halkaasi, kadib…
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) oo markii ugu dambeysay isu dhiibay dowladda Federaalka, kadib heshiis ay…
Wararka laga helayo Gobollada Gedo iyo Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee jooga degaanadaasi ay bilaabeen inay dagaalamaan, kadib…
3 Qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen Qarax lagu xiray bas ay saarnaayeen Ciyaartoy koox kubadda cagta ah oo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi degdeg kasoo saaray qarax galabta ka dhacay magaalada Kismaayo.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland, kaasoo lala beegsaday bas ay saarnaayeen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen koo ciyaartoy…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in tartan aan xoog badan lahayn, laakiin adag uu dhex maray mushariixinta laba…
Musharixii ugu horeeyay ee u taagan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Doorashada 2021 ayaa maanta la diiwaan geliyay, isagoo la…
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa shaaciyey jadwalka cusub ee bilaabashada Doorashada Dadban 2021, gaa ahaan Aqalka Sare.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay sababta uu Midowga Yurub kala bar uga jartay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya…
La taliyaha Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee arrimaha Doorashooyinka, Cabdi Cali Raage ayaa maanta uu gaaray magaalada Kismaayo.
Maaamulka Jubbaland oo ay ka bilaaban doonto doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diyaar garowgii ugu danbeeyay…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) ayaa maanta maamuus iyo sagootin loogu sameeyay garoonka Muqdisho isagoo ka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) ayaa soo saray baaq dalab ah oo ku saabsan in maxkamad…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa ka qaaday tallaabo culus, isagoo xilkii ka qaaday Gacan-yarihii Maxamed Farmaajo…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa shaaciyey in maanta laga celiyey garoonka diyaradaha magaalada Muqdisho, isagoo…
