Browsing: Jubaland
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta mar kale gaaray magaalada Kismaayo ee…
Maamul loogu magacdaray Bakool sare ayaa la sheegay in looga dhawaaqayo Degmada Ceelbare ee Gobolka Bakool, iyadoo madaxweyne lagu dooranayo shir…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu xiray afar askari oo la sheegay inay ka damabeeyeen weerar khaasare dhaliyay oo 19-kii bishaan lagu…
Xaalada magaalada Kismaayo ayaa la sheegaya inay weli ka jirto xiisad beeleed oo ka dhex taagan Beesha uu ka soo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Beledweyne, iyadoo ay socoto diyaargarowga soo dhoweynta…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay shalay Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ahaa ragga…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ku dhaqaaqay tallaabo weyn oo dib u heshiisiin ah kadib…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa laga reebay inuu ka mid noqdo wafdigii dowladda Federaalka u dirtay…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa khudbadii uu ka jeediyay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Somalia…
AMISOM oo diyaarisay xarumihii la dejin lahaa ciidamo Itoobiyaan ah oo la geynayo Magaalada Kismaayo
Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Jonathan Rono oo ay la socdaal saraakiil Itoobiyaan ah oo shalay tegay magaalada Kismaayo ayaa…
Koox sheegatay inay ku biireen, kana go’een ururka Al-Shabab isla markaana balan la galeen ururka khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa…
Kooxo iska soo horjeeda oo Al-Shabaab ah ayaa la sheegay inuu maanta isku dhac ku dhex maray deegaan u dhow…
Dib u dhac kale ayaa ku yimid shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka ee lagu waday inuu maanta oo ah 7-da…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka anbabaxay magaalada…
Xiriirka Ra’iisal wasaare xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe ayaa si weyn u xumaaday kadib…
Waxaa muddooyinkan danbe soo if baxay xildhibaano olole siyaasadeed ka wada Gobolka Bakool oo cadaadis ku haya maamulka Koonfur Galbeed…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gaadiid milateri u dirtay magaalada Kismaayo. Gaadiidkan oo isugu jira kuwa loo yaqaan Land Cruizer (Cabdi…
Wararka laga helayo shirka wadatashiga siyaasadda ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shirku xaalad adag ku sugan yahay…
Magaalada Kismaayo waxaa maanta la soo taagay goob maxkamad ah 10 askari oo la sheegay inay ka danbeeyeen qaraxii shalay…
Doorashada madaxweynaha Jubba oo maanta ka dhaceysa magaalada Kismaayo ayaa hadda si toos ah loo bilaabay, wxaana hoolka doorashadu ka…
