Browsing: K/Galbeed
Magaalada Baraawe waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya.
Waxaa maanta magaalada Baraawe ka dhacday Doorashada Kuraas ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya, waxaana ka mid…
Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta qaatay Shahaadadda musharaxnimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey ayaa shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaradaha magaalada Muqdisho, isagoo…
Waxaa magaalada Baraawe maanta kusoo baxay xildhibanaadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo magaaladaasi lagu doorto.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacaya doorashada 5 ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana ka mida kursi uu ku fadhiyo…
Guddiga Doorashada K/Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo doorashadooda ay ka…
