Browsing: K/Galbeed
Alshabaab ayaa muddo 2 maalmood gudahood ah magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso ka fulisay dilal qorsheysan oo lagu khaariyay ilaa 6…
Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka socda doorashada kuraas ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa magaalada Baydhaba maanta lagu qabtay doorashada saddex kursi oo ka mida Baarlamaanka 11-aad ee Gobolka Shacabka dowladda Federaalka.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba lagu doortay shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashada shan kursi oo ka mida Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, iyadoo ay tahay doorashadii…
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa noqday kii ugu horeeyay ee dib u bilaaba doorashada Golaha shacabka, kadib shirkii Muqdisho ee Golaha…
Ciidamada Xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose.
Warar laga helay shirka maalintii afraad magaalada Muqdisho uga socda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa sheegay in dood kulul ka dhex…
Wakiilada Beesha caalamka, gaar ahaan dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ka hortegay qorshe lagu fashilin lahaa shirka Wadatashiga Qaran ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiiradda Dowladaha Ingiriiska iyo…
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyey 11 kursi oo doorashadooda ka dhaceyso magaalada Baydhaba, xilli Muqdisho laga qabaqaabinayo shirka…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa cadaadis lagu saaray inuu ka qeyb galo shirka Golaha Wadatashiga ee uu…
Ibraahim Roobow Cali oo la dhashay Wadaadka Mukhaar Roobow Cali ayaa beeniyay qoraal kasoo baxya Hay’adda NISA oo lagu faahfaahiyey…
Wasiiro ka tirsan xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka hor yimid in la baaro xaaladda Mukhtaar Roobow Cali oo hay’adda NISA u…
Xildhibaanno ka tisan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta laga qaaday xasaanadii ay lahaayeen, iyadoo lagu soo eedeeyay dembi ayu ka…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee la saftay Maxamed C/llaahi Farmaajo…
