Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasiiro kasoo jeeda K/Galbeed oo si kulul isugu jawaabay baraha Bulshada, Kiiska Mukhtar Roobow dartiis

    Wasiiro kasoo jeeda K/Galbeed oo si kulul isugu jawaabay baraha Bulshada, Kiiska Mukhtar Roobow dartiis

    December 28, 2021Updated:December 29, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiiro ka tirsan xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka hor yimid in la baaro xaaladda Mukhtaar Roobow Cali oo hay’adda NISA u xiran muddo saddex sano ah.

    Kadib qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga xukuumadda ay ka tirsan yihiin oo looga dalbaday Hay’adda NISA inay warbixin ka keneto muddo 48 saacadood ah xaaladda uu ku xiran yahay Sheekh Mukhtaar Roobow, waxaa arrintaasi si caro leh uga hor yimid laba wasiir, iyadoo xaaladda u bedelay dagaal lagu soo qaaday Koonfur Galbeed.

    Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xasan Cabdinuur Cabdi iyo iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha Aadan Cabdinaasir oo ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed, gacan saarna la leh madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis lafta-gareen ayaa go’aanka Wasiirka Amniga ku tilmaamay inay meel ka dhac ku ah maamulka iyo shacabka Koonfur Galbeed.

    “Waan kasoo gudubney xiligii shaqsi, koox iyo qowleysato gaar ah cabsi gelin jireen Koonfur Galbeed. Waa la is-baran” ayuu ku yiri qoraal yaab leh ku yiri Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya Xasan C/Nuur.

    Sidoo kale Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha Aadan C/naasir ayaa soo qoray: “25 sano ka hor shaqadii aan duurka u galnay, qofka ku fekeraya inaan ka aqbalo maanta oo aan talo iyo taagba haysto, waxaan filayaa in uu waalan yahay. Talada tii maaha, dadkuna kuwii maaha”.

    Dhinaca kale Waxaa jawaab culus labada wasiir siiyey Wasiirka haweenka oo weerar ku qaaday fekerka ay la yimaadeen labada wasiir.

    Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa qoraal jawaab ah ku tiri: ” Waxaan kaloo arkaayey siyaasiin aad u saamaysay waraaqdii wasiirka Amniga oo ku hadaaqayo maamul ayaa Koonfur Galbeed ka jiro. Haddii uu kajiro maxaa ku diidaysa cadaalad u ehelida muwaadin xiran. Halkee iska soo gashaa muwaadin lasoo deynaayo iyo qaska aad sheegaysaan. Kalsooni darado weyn ayaa idin haysato inaad shacab iyo shaqo meesha ku haynin baad ogtihiin mana sii soconayso. Insha Allah. Dulmanaha maanta waa daadihiyaha berito Ha duulduulin derbiga qabso”.

    K/Galbeed Mukhtaar Roobow Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Sidee u dhicisoobay inqilaabkii Farmaajo u abaabulay RW Rooble..? (Saddex sabab oo dhaliyay fashilka)
    Next Article RW Rooble oo Su’aal lama filaan ku noqotay weydiiyey Wasiiro waanwaan uga keenay Farmaajo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo