Browsing: K/Galbeed
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa fal ay Alshabaab ku gubeen 7 Gaari-dameer oo raashin u siday degmada ay go’doomiyeen…
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose.
Howlgal ay sameeyeen ciidamada Booliska ayaa lagu soo qabtay miinooyin iyo waxyaabaha qarxa oo la diyaarinayey.
Qof ayaa ku dhintay iska hor imaad ka dhacay degmada Baraawe, kadib khilaaf ka dhashay Gole degaan oo ay halkaas…
Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,qeybta 60-aad ee Guutada 8-aad, kana howlgala Gobollada…
Lafta-gareen ayaa ku tlmaamay wax bani’aadamnimada ka baxsan in dalka shacab ah la raafo oo hooyo iyo caruurteeda la kala…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
Garabka siyaasadda Alshabaab ayaa kala qeybiyey Gobollada Bay iyo Bakool oo hore u ahaa hal maamul, waxayna u magacaabeen laba…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Guddiga Adeegga Garsoorka K/Galbeed oo ka kooban 7 xubnood.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo maanta ka dhacay magaalada Marko ee…
Wasiirka Haweenka iyo Xuququqda Aadanaha Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa ku eedeysay ciidamada nabadsugidda K/Galbeed inay weerar ku qaadeen Guriga hooyadeed…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug iyo K/Galbeed ayaa ku biiray waanwaanta laga dhex wado madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo…
AMISOM ayaa WAR SAXAAFADEED cusub kasoo saartay xasuuqii Golweyn ee askarta Uganda geysteen, waxaana qoraalka lagu caddeeyay inuu socdo baaritaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday degaanka Sabiid ee duleedka degmada Afgooye,…
Madaxweynaha dalka Uganda Yowweri Musaveni ayaa qirtay in ciidamadiisa Soomaaliya ee ka tirsan howlgalka AMISM ay dhowaan gobalka Shabeelada hoose…
