Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasiirka haweenka Xukuumadda Federaalka oo eedeyn Culus u jeedisay C/casiis Lafta-gareen

    Wasiirka haweenka Xukuumadda Federaalka oo eedeyn Culus u jeedisay C/casiis Lafta-gareen

    September 15, 2021Updated:September 15, 20211 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Haweenka iyo Xuququqda Aadanaha Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa ku eedeysay ciidamada nabadsugidda K/Galbeed inay weerar ku qaadeen Guriga hooyadeed ee magaalada Baydhaba.

    Falkan ayay si toos ah ugu eedeysan Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Lafta-gareen, waxayna fariin ay soo dhigtay Facebook ku tiri; “Waxaan ka xumahay kala duwanaasha siyaasadeed ee madaxwayne Laftagareen iyo aniga inay ku ekaan waysay siyaasada ee loo dhacay maanta hooyaday macaan gurigeeda ciidan isku sheega nabad sugida Southwest inay ka socdaan tagaan oo Laba Cabdibille ah si iyada usoo xiraan bilaa sabab.

    Waxay Wasiirada Xaniifa Xaabsade intaas ku dartay “Sidoo kale Habaryertay ayaa qori lugu qabtay oo dil loogu hanjabay Madaxwayne Abdiaziz ayaa toos masuuliyadaas u qaadaayo wixii meesha ka dhaco caburinta shacabka iyo ixtiraam la’aanta Koonfur Galbeed ka jirtana haddey soo afjarmaysaa insha allah Ciidanka aad hooyooyinka Koonfur Galbeed ku beegsanaysid.. fadlan Shabaab isaga celi oo dhammaan Koonfur Galbeed ku hareeraysan”.

    Eedeyntan ayaanay weli jirin cid madax bannaan oo xaqiijisay, laakin waxaa hore loo ogaa inuu dagaal siyaasadeed ka dhaxeeyo Wasiir Xaniifa iyo C/csiis Lafta-gareen, kaasoo keenay in walaalkeed laga dhigo Senator ka tirsan Aqalka Sare si loo dhaafiyo kursiga Golaha shacabka.

    C/casiis Lafta-gareen Xaniifa Xaabsade
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Fursadaha Dib u Doorashada ee uu heysto Senator Dr. Cusmaan Dufle & Rajada Danjire Tarsan
    Next Article Dr. Cusman Dufle oo ku horeeya Doorashada Kursiga Aqalka Sare iyo Musharaxii Villa Somaliya oo haray..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo