Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Fursadaha Dib u Doorashada ee uu heysto Senator Dr. Cusmaan Dufle & Rajada Danjire Tarsan

    XOG: Fursadaha Dib u Doorashada ee uu heysto Senator Dr. Cusmaan Dufle & Rajada Danjire Tarsan

    September 15, 2021Updated:September 15, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo goor dhow la filayo inay Magaalada Jowhar ka bilaabato doorashada kursi ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaan qormadan ku eegeynaa fursadaha ay heystaan labada musharax ee kursigan ku loolamaya.

    Senator Cusmaan Maxamuud Dufle oo mar kale u taagan in dib loogu doorto kursigan ayaa wajahaya Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamud Axmed Nuur (Tarsan), waxaana labada musharax oo si weyn loo yaqaan kala taageersan Mucaaradka iyo kooxda Farmaajo.

    DR. DUFLE

    Senator-ka kursiga difaacanaya waa Dhaqtar iyo siyaasi caan ah oo muddo dheer siyaasadda kusoo jiray, isla markaan shaqadiisa dhaqtarnimada ka wada caasimadda Muqdisho, wuxuu taageero ka heystaa Madaxda Mucaaradka ee ugu sareeya Midowga Musharixiinta, wuxuuna heystaa fiican oo ah inuu dib u soo laabto, isadoo ka dhisan dhinacyo kal aduwan.

    Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle inkastoo ay yihiin kuwo uu laaluushka doorashada u noqday xalaal oo aanayba qarsan, haddana codka uma bixiyaan sida loo kala lacag badan yahay, waxaana aad ugu badan diidmada siyaasiyiinta u janjeera Farmaajo, taasoo fursad u ah Dr. Dufle.

    Fursadda labaad ee Dr. Dufle u heysto inuu soo baxo waa inuu ka dhisan yahay dhinaca madaxweynaha Hirshabeelle, si fiicanna ay ugu ololeeyeen madaxda Mucaaradka, iyadoo sidoo kale uu ku hubeysan dhaqaale ololihiisa loo qoondeeyay.

    DANJIRE TARSAN

    Danjire Tarsan dhibaatada ugu weyn ee heysta waa inuu saaxiib la yahay Maxamed C/llaahi Farmaajo, isla markaana ay wadato Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana xaaladda uga sii daraya inuusan ahayn siyaasi ku fiican ololaha jufooyinka iyo reeraha oo aanay metelaad ka helin dadka uu kasoo jeedo.

    Dad badan ayaa saadaalinaya in Musharax Maxamuud Tarsan aanu dhaami doonin codadkii uu helay C/llaahi Sheekh Xasan oo ka haray kursigii uu kula tartamay Xaaji Muuse Suudi, isagoo wareegii koowaad ku helay 15 cod oo kaliya.

    Doorashada Dufle Tarsan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAgaasimaha Hay’adda NISA Jen. Bashiir Goobe oo magacaabay Taliyaha NISA ee G/Banaadir
    Next Article Wasiirka haweenka Xukuumadda Federaalka oo eedeyn Culus u jeedisay C/casiis Lafta-gareen

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo