Browsing: K/Galbeed
Alshabaab ayaa xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof oo ka tirsan maamulka K/Galbeed iyo Askarta dowladda Soomaalia, kaasoo…
War ay faafiyeen warbaahinta taageerta Alshabaab ayaa lagu sheegay in howlgal yaab leh oo ay fuliyeen maleeshiyo ka tirsan Alshabab…
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu dagaal culus maanta ku dhex…
Mucaawinadii ugu horeysay ee dowladda Soomaaliya ay geystay degmada Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa la boobay, kadib markii dadkii…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa shaaciyey in duqeyn cirka ah lala beegsaday maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo dagaal la…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Danab ay howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ku dileen tiro badan oo ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in guutada 16aad ee kumaandoosta ciidamada Danab ay maanta howlgal ka fuliyeen degaano…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa shaaciyey laba duqeyn oo ay ka fuliyeen Xarumo Alshbaab ku leeyihiin deegaanno ka tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen degaanka Goof-gaduud buurey ee duleedka magaalada…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa sheegay inuu ka howlgalay arrinta xariga Sheekh Mukhtaar Roobow oo dowladda Soomaaliya…
Iyadoo ay baraha bulshada hareysay dood ka dhalatay hadal uu jeediyey Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo jawaab uu…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa dagaal siyaasadeed oo qabyaaladeysan ka qarxiyey Baraha Bulshada, kadib hadal…
Madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo xalay ka hadlay xaflad lagu maamuusay sanadguuradii koowaad ee markii xilka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen bar ay ciidamda ku…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/hoose ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in lagu helay fal faaxisho ah,…
Kulan ay taageerayaasha Wadaadka u xiran dowladda Soomaaliya ee Sheekh Mukhtaar Roobow ku yeeshaan magaalada Muqdisho ayaa looga dalbaday dowladda…
Guddoomiyihii degmada Awdheegle ee Gobolka Shabelelaha Hoose ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay Qaraxa loo dhigay Gaarigiisa meel u dhaxeysa…
Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magaalada Muqdisho maanta kulan gaara kula yeeshay xildhibaannada laga soo…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in duqeyn ay wadajir u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadood Mareykanka oo ka dhacday degaanka…
Wararka laga helayo Gobolka Baay ayaa sheegaya in guddoomiyihii hore ee degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow uu isu dhiibay…
