Browsing: K/Galbeed
Alshabaab ayaa mar kale soo bandhigtay odayaal iska diiwaan geliyey degaanadooda iyo ergooyin qaarkood ay soo doorteen Guddoomiyihii hore ee…
Alshabaab ayaa shaacisay wareysi lala yeeshay Ismiidaamiyihii isku qarxiyey Saldhigga ciidamada milateriga Ceel-Saniini ee Gobolka Sh/Hoose oo la sheegay in…
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in milateriga Somalia iyo AMISOM ayaa Duqeyn ku dileen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ayaa maanta kulan Qado sharaf ah gurigiisa ugu sameeyay xildhibaannada Baarlamaanka K/Galbeed, iyadoo kulankaasi looga hadlay mustaqbalka…
Saraakiisha ciidamada Dowladda ee ka howlgala Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay inay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku dileen howlgal ay ka…
Ciidamada Milateriga ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Sh/Hoose ay ku laayeen maleeshiyo ka…
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa cudurdaar iyo raaligelin ka bixiyey war kasoo yeeray…
Alshabaab ayaa goor dhoweyd shaacisay muuqaallo ku saabsan weerarkii ay shalay aroortii ku qaaday saldhigga Ceel-saniini ee Gobolka Sh/Hoose, kaasoo…
Alshabaab ayaa qeyb kale oo ka mida odayaasha soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya ee cafiska ugu tegay, iskana diiwaan geliyey degaanadooda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo Maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada milaterga Soomaaliya ku leeyihiin…
Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo degaan oo hubeysan (Macawisley) ay ka dhalatay Gobolka Bakool, iyadoo dagaal…
Iyadoo Alshabaab ay wado olole ay ku diiwaangelineyso ergada dooratay xildhibannada Baarlamaanka Federaalka, kadib markii ay waqti u qabteen ayaa…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Qarax miino lagu weerarray Gaari ay la socdeen xubno ka tirsan maamulka…
Alshabab ayaa sheegatay inay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ka badbaaday weerar ay u qorsheeyeen inay ku khaarijiyaan…
Madaafiic maanta lagu weerarray magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose, xilli uu ku sugnaa Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/hoose, halkaasoo ay uga hor…
Waxaa magaalada Marko ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ka socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhaweyntao Wafdiga Ra’iisul Wasaare Xasan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose oo dhex maray ciidamada dowladda…
Ra’iiusul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulankiisii labaad magaalada Baydhaba kula yeesahy xubno ka socda Beesha…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in horjooge ka tirsana Al-Shabaab ayaa Maanta isu dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya…
