Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo Magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay rasaas ku fureen Doon…
Taliska ciidamada Soomaaliya ee Danab ayaa faahfaahin ka bixiyey Gaari Booyad ah oo la sheegay in qaraxyo laga soo buuxiyey…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay degaano cusub kala wareegeen dhaqdhaqaaqa Alsahbaab, kadib howgallo ay ka bilaabeen Gobolka Sh/Hoose.
Ciidammada Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay degaanka Sabiib ee gobolka Shabeellada Hoose ku qabteen Gaari lagu diyaarinayey qaraxii ugu…
Qarax loo adeegsaday miinada dhulka la geliyo ayaa Caawa lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey agagaarka Siinka…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka howlgala gobolka Sh/Hoose uu isu dhiibay ciidamada dowladda.
Maxkamdda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa xabsi ku xukuntay ciidamo iyo maleeshiyo lagu soo qabtay jig-gooyo ay dhigeen…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay guuldarro kusoo dhammaadeen shirar iyo dhaqdhaqaaqyo ka socday magaalada Nairobi oo la…
Ciidamada Milateri Soomaaliya ee difaaca uga jira degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa ku soo biiray ciidamada gadoodsan ee ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in qaar ka mida ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ay ka baxeen difaacyadii ay…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegay in dabley ka tirsan Alshabaab ay dab qabadsiiyeen Gaari Dameer Dhuxul siday oo…
Qarax Miino oo ah nooca dhulka ayaa ka dhacay degaanka Arbacoow ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo u dhow Saldhig ay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa beeniyay in askar ka tirsan ciidamada Mareykanka lagu dilay ama lagu dhaawacay weerar…
Ciidmaada Kumaandooska Somalia iyo kuwa Mareykanka ee gacanta siiya ayaa xalay weerar cir iyo dhul ah ku qaaday degaanka Daarusalaam…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-garen) ayaa dib u magacabay Gudoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose oo xilkaasi hore looga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dad shacab ah oo lagu laayey deganka Xaawo-cabdi duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii koox…
Taliska Milateriga Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaciyey in afar duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya 23-kii bishan Febraayo, iyadoo afarta…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay waxyeellada ay geysteen duqeymo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo dad shacab ah oo waxyeello kasoo…
Ciidamada Kumaandooska Dowladda iyo kuwa Mareykanka ayaa weerarar maanta ku qaaday degaan u dhow degam Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose.
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in duqeyn ay ku qaaday Saldhigga ciidamada Mareykanka maamulaan ee Ballidoogle, Gobalka Shabeelaha Hoose ay ku…
