Browsing: K/Galbeed
Wasiirkii Labaad ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed oo shalay uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Xasan…
Mid ka mida 45 xubnood oo uu shalay magacaabay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ayaa iska diiday inuu xilkaasi qabto.
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed(Lafta-gareen) ayaa magacaabay 15 wasiir iyo 25 wasiir ku xigeen oo lagu dhammeystiray Golaha Wasiirada…
Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari dagaal oo ay sheegtay inay ku qabsatay dagaal dhowaan dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya…
Wafdi ay hoggaaminayaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda iyo Wasiirka Gargaarka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa markii saddexaad 10 beri gudahood dab qabadsiiyey Gawaari Dhuxul siday oo ka yimid Gobolka Sh/Hoose. Weerarkii ugu…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in duqeymo ay ka geysteen labadii malmood ee la soo dhaafay deegaanno ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay markii labaad xalay gubeen gadiid ay leeyihiin dad shacab…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa qoraal kooban kasoo saartay howlgal ka dhacay xarumo maleeshiyada Alshabaab ay ku…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey war-saxaafadeed uu ku sheegay in duqeyn shalay ka dhacay Gobolka Sh/hoose lagu dilay…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, kadib uu u yeeray markii la sheegay in madaxweynaha…
Guddiga doorashada aya shahaadada xildhibaanimo magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyey xildhibaan dhowaan lagu doortay magaalada Baydhaba.
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa magacaabay qaar ka mida Golaha wasiiradiisa cusub.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay gubeen gadiid ay leeyihiin dad shacab ah oo dhuxul…
Wararka laga helayo degmad Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Nabadoon caan ah ay caawa halkaasi ku dileen koox…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay qof shacab ah ku dileen halkaasi.
Wasaaradda Difaaca Itoobiya ayaa war ay soo saartay ku sheegtay inay duqeyn ay diyaaradaheeda dagaalka ka fuliyeen Gobolka lagu dilay…
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhaba ku qabtay doorasho uu ku tartamay hal musharax oo kaliya, iyagoo kadibna shaaciyey…
Waxaa goro dhoweyd magaalada Baydhaba lagu soo doortay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib kursi ka bannaanaaday.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacaysa doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, sida ay shaaciyeen Guddiga…
