Browsing: Somali
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadd Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble aya magcaaabay Gudi ka kooban 34 qof oo la sheegay inay dardar galiyaan…
Kursiga Fahad Yaasiin uu doonayo inuu soo qaato oo lasoo hormariyay iyo Malxiiskiisa oo lasoo bandhigay
Maxamed Ibraahim Macallimuu oo shaaciyey inuu weli u taagan yahay kursi ka mida Golaha Shacabka, kana sheekeeyay qarixii qabsaday
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa Xukun Dil toogasho ah ah ku riday eedeysnae Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo…
Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta qaatay Shahaadadda musharaxnimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Su’aallo ka dhashay kulan uu Qoorqoor isugu keenay C/raxman C/shakur, C/laahi Kulane iyo Saadaq Joon
Su’aalo badan iyo hadal-heyn ayaa ka dhashay kulan uu xalay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor la yeeshay Siyaasiga C/raxmaan…
Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Kuala-lambur ee caasimadda dalka Malaysia lagu dilay shalay gabar Soomaali ah oo lagu magacaabi…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka dhacday Doorasho uu kusoo baxay C/llaahi Aadan Kulane oo ka mida madaxda Hay’adda NISA ee…
Maxkamadda Alshabaab ee degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa fulisay xukunno rajmi ah (Dhagax-ku-dilis) iyo 100 karbaash oo lagu fuliyey…
Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo saaka kusoo baxay Kursiga Xildhibaan ee Hop#138 oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa jeediyey…
AKHRISO: C/raxmaan C/shakuur o noqonaya xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo fashilka Qorshihii saddex Geesoodka
Xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kana soo jeda Gobolka Gedo gaar ahaan, Beesha Sade ayaa soo saaray go’aan…
Mamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo iyo musharixiinta golaha shacabka aysan ciidan iyo hub kala degi karin…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey ayaa shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaradaha magaalada Muqdisho, isagoo…
