Browsing: Somali
Guddiga Doorasada Hirshabeelle ayaa soo saray Liiska kuraasta 13 Kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, kuwaas oo lagu…
Guddiga Doorasada Hirshabeelle ayaa shaaciyaa Liiska kuraasta 13 Kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo lagu dooranayo magaalada…
Odayaasha iyo Nabaddoonnada Beesha Reer Aw-xasan ayaa digniin kasoo saaray Nabaddoon Beeshaasi ka tirsan oo uu xareystay La-taliyaha Amniga ee…
Kulane Jiis ayaa loo xiray Kursiga oo looga saaray Qoondadii Dumarka, halka C/raxmaan C/shakuur beeshiisay go’aansatay in la siiyo Kursiga
Ilhan Omar oo Qoraal ku saabsan Somaliya u dirtay Madaxweynaha Mareykanka (5 Su’aal oo ay weydiisay)
Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa Qoraal u dirtay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, iyadoo kala hadleysa arrin…
Sida lagu sheegay War kasoo baxay Aqalka Cad ee Mareykanka Ruushka ayaa la filayaa inuu duullaan buuxa ku qaado dalka…
Ururka bad-baadada Caruurta “Save the Children” ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay fara-geliso arrinta Dhainyarro da’ yar oo uu maamulka…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa qoraal uu soo saaray ku joojiyey Doorashada kursiga HOP053 oo lagu waday inay maalinta Berri ah…
Hay’adaha Amniga dowladda Federaalka ayaa qariyey qasaaraha ka dhashay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska…
Alshabaab ayaa shaacisay inay qaaday weerar is-miidaamin ah oo lagu beegsaday ergo Doorasho oo ay galbinayeen ciidamada Booliska.
