Browsing: Somali
Dagaal Beeleed qasaare badan dhaliyey ayaa ka socda degaanka Haraale ee Galbeedka degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.
Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Musharax u taagan xkursi xildhibaan ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose.
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa kulamadii ugu horeysay la yeeshay madaxda dalkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari, Kenya ayaa sheegaya inuu halkaasi maanta ka dhacay Qarax qasaare badan…
Waxa goor fhoweyd lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar ee xarnta maamulka Hirshabelle doorashada kursigii labaad e ee Golaha shacabka Baarlamaanka…
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku sugnaa magaalada Abu Dhabi xilliga weerarku dhacay
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle waxaa saaka ka bilaabatay doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Abu Dhabi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Isutagga…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacaya doorashada 5 ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana ka mida kursi uu ku fadhiyo…
Halkee Safiir Larry André looga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga..? (Akhriso)
