Browsing: Somali
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland ayaa shaaciyay qeybtii labaad kuraasta Golaha shacabka ee laga soo doorto degaanadaasi.
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo uu wado Taliyaha ciidamada Dhulka Jen. Maxamed Tahliil Biixi, kaasoo xal loogu…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, qeybta 21aad ee Galmudug la horkeenay 9 Askari oo ka tirsan Ciidamada Hay’adda NISA,…
Safiirka cusub ee Dowladda Sucuudiga u soo magacawaday Soomaaliya ayaa maanta gaaray Axmed Bin Maxamed Almowallad magaalada Muqdisho.
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee Heer Federaal ayaa dooramaya Guddoomiye cusub, kadib markii la ergay xubno uu ka mid yahay…
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii kooxda Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynihii hore, ahna musharax madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin uu soo duubay uga hadlay xaaladda dalku marayo iyo Doorashada…
Dowladda Imaaraadka ayaa ku hanjabtay inay jawaab adag ka bixin doonto weerarkii ay Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen magaalada Abu Dhabi…
Afhayeenkii Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka Turkiga.
Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada Abu Dhabi ee dalkaasi, kadib weerar…
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo Doorashadooda ka dhaceyso magaalada Kismaayo.
Ra’iisal wasaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu eedeeyay inuu boobay kursi ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee kasoo…
Odayaasha dhaqanka beelaha Muqdiso ayaa waqti u qabtay bannaanbax lagu waday inuu Muqdisho k adhaco oo loga horjeeday madaxweynaha muddo…
Weerar is-miidaamin qorsheysan ah ayaa maanta lagu beegsaday afhayeenka xukuuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu.
