Browsing: Somali
Afhayaanka xukuumnadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ku dhaawacmay Qarax uu fuliyey qof Is-miidaamiye oo ku beegsaday Gaari uu la…
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Balle ayaa faahfahin ka bnixiyey Qaaraan lagu leeyahay Soomaaliya iyo musharaxnimada Golaha Amniga…
Maamulka Puntland ayaa mar ku bixiyey in la xiro laba iskuul oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo, waxayna sidoo la amray…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo Doorashada tiradii ugu badneyd ee Golaha shacabka oo gaareysa 21 kursi.
Guddiga Hirgelinta doorashada ee Hirshabeelle ayaa markii ugu horeysay shaaciyey kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu dooranayo magaalada Jowhar…
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya ergada lix kursi oo ka mida…
Waxaa maanta lagu wadaa inay Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Guddiga heer Federaal ee FEIT, kaasoo laga qaaday guddoomiyihii hore…
Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qoraal ay u dirtay wakiilada Beesha Caalamka ku caddeysay inay ka go’an tahay sii wadidda…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke iyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka wada tirsanaa…
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa noqday kii ugu horeeyay ee dib u bilaaba doorashada Golaha shacabka, kadib shirkii Muqdisho ee Golaha…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa soo saaray wareegto uu xilkii uga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bari, isagoo magacaabay guddoomiye…
Ssuuragal ma aha inay Soomaaliya colaadiso dalal ay kala dhexeeyaan dano badan.
