Browsing: Somali
Qaar ka mida Wasiirada Xukuumadda xilgaarsiinta ah ayaa xilligan kala guurka qaaday tallaabooyin isugu jira musuq iyo ku takri fal…
Guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa shuruudo cusub kusoo rogay xubnhaa u tartamaya Guddoomiyaha Guddigaasi iyo ku…
Soomaaliya ayaa ka mida dalal dhowr ah oo aan bixin Qaaraankii xubinnimada Qaramada Midoobay, waxaana taasi lagu weyn karaa codeynta…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa iidheh iyo olole doorasho uga dhigtay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo soo celinta 97 dhalinyarro…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke ayaa iska fogeeyay Bayaan ay soo saareen Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo madaxweynayaashii…
Bannaanbixii loo balansanaa inuu Berri ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la hakiyey, kadib dadaal ay sameeyeen odayaasha dhaqanka Muqdisho.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garoowe, kadib laba toddobaad oo uu ku sugnaa caasimadda…
Hanti-dhowrka guud ee Qaranka ayaa digniin u diray afar wasaaradood oo uu sheegay inay faraha kula jiraan arrimo sharci darro…
Xubno ka tirsan Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Guddigaasi Maxamed Dahir Guuleed.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa war kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo…
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa iska dhex dooranaya guddoomiye cusub, kadib markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii hore Maxamed Xasan Cirro…
Ninka ku magacaaban Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa sheegtay inuu ka badbaaday Qarixii Is-miidaaminta ee ahaa ee…
Qarax culus oo is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu beegsaday kolonyo ka tirsan hay’adaha UN-ka oo…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo jugtiisa laga maqlay qeybo bnadan oo ka mida caasimadda.
Dowldda Soomaaliya iyo hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa iska kaashaday ku dhowaad 100 dhalihnyaro Tahriibayaal Soomaali ah oo laga…
Mareykanka oo Cunaqabateyn kusoo rogaya madaxda Soomaliya ‘”Sanad dheeraad ah ayuu Farmajo joogaa..”
Dowladda Mareykanka ayaa hanjabaadii ugu weyneyd u dirtay Madaxda Soomaalida, haddii ay dib u dhac kale ku sameeyaan Doorashada waqti…
Hay’ada PSF waa inay ahaato sideedii hore, agaasimaheeduna ahaado Sareeyo Guuto Maxamuud Cismaan Cabdulaahi
