Browsing: Somali
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa ka jawaabay Is-maandhaaf uu dhaliyey hadal ku jiray khudbadii uu Baydhaba ka jeediyay…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Istanbul kulan la qaatay qeyb ka mida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre Musharax Madaxweyne ayaa hambalyo u diray sanadguurada 3-aad ee…
Maamulka Dekadda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland ayaa beeniyay oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga…
Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir ka dalbatay inay bixiso amarka soo qabashadda Saddex Ganacsade oo…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ka daba yimid arrintan ayaa xaqiijiyay inay Kursiga HOP067 aanu saameyn ku lahayn eryida xubnhaa Guddiga
Aqalka Odayaasha ee Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay in Safiirka cusub ee Maretkabnka u soo magacaabay Soomaaliya.
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Dadban oo xubno ka mida maanta uu xilka ka qaaday Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa…
Guddiga Xalinta Khilaafkada Doorashada dadban ayaa iska diiday xil ka qaadista uu 7 xubnood oo ka mida uu ku sameeyay…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa si degdega u soo dhoweeyay xilka ka qaadista uu ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga xalinta…
Toddoba xubnood oo ka tirsanaa Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa diiday inay ka baxaan Hotel ay ka deganaayeen magaalada Muqdisho, kadib…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaaday tallaaboculus oo ah inuu xilalkii ka eryay 7 xubnood oo ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda XilgaariintaMaxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii ay…
Golaha Wadatashiga iyo Midowga Musharixiinta oo kulan xasaasi ah ka yeeshay Doorashada iyo Dalab la…
Golaha Wadatashiga Qaran iyo xubno ka mida Miowga Musharixiinta ayaa markii ugu horeysay in muddo ah kulan khadka ZOOM-ka ah…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa caawa ku qabtay xeebta Liido e degmada C/casiis Doon siday waxyaabaha Mukhaadaraadka ah.
Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay dib u dhac ku yimid Doorashadii kurasta Golaha Shacabka ee kasoo…
