Browsing: Somali
Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ayaa lagu qabtay xubno la tuhunsan yahay inay Alshabaab yihiin, kadib hwolgal halkaasi ka dhacay.
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta waxaa oo xukun Dil toogasho ah kuriday askari ka tirsana Hay’adda NISA Maxamed Cali…
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa bilaabay diiwaangelinta Guddiyada oo xulista ergada shan kursi oo lagu wado inay doorashadooda ka dhacdo magaalada…
Golaha Wakiillada ayaa loo dilray fasax dheer oo ilaa bartamaha sanadka cusub ee 20211 soconaya, iyadoo lasoo xiray kalfadhigii 49-aad.
Waxaa dib u soo cusboonaaday khilaafkii Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT, kadib markii uu Guddoomiyihii aqalka Sare ee baarlamaabnka 10-aad…
Guddiga Doorashada SEIT Somaliland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga Xulista Ergada 5-kursi oo kamida Kuraasta Gollaha Shacabka ee Gobolada waqooyi Somaliland.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay danjirahaImaaraadka Carabta u jooga Soomaaliya Maxamed Axmed Alcuthmani.
Fal naxdin leh ayaa ka dhacay degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho, kadib markii si fool xun loo dilay laba caruur…
Haweeney la rumeysan yahay inay tahay qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah ayaa loo doortay duqa magaalo ku talala dalka…
Wararka laga helyo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka qof la sheegay in la dilay lagu arkay xaafad ka tirsan…
Ciidamada Itoobiya ayaa shaaciyey inay dib u qabsadeen magaalooyinka istiraatiijiga iyo muhiimka ah degaanka Amxaarada oo kala ah: Dessie iyo…
