Browsing: Somali
Qeylo dhaan, cadaadis iyo diidmo ka timid dhinacyo badan oo ay ugu horeeyaan Midowga Musharixiinta ayaa keenay in la laalo…
Muuse Suudi: “Madaxtooyada markii ay fiyoobaayeen ma tegin, hadda oo ay dhaceenna waxba kama rabo..”
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa beeniyay warar dhowaanahan looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsanaa inuu la heshiiyey Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Turkiga iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga ayaa booqasho shaqo mar qura ku tegaya dalka Qatar, iyadoo xiriirka labada dal ee…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegyaa in Booliska magaalada Hargeysa ay xabsiga dhigeen maamulayaasha Warshadaha Rootiga sameeya.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku guuleystay inuu kala furo madaxda Ciidamada PSF ee ka horjeeday, kana hor yimid…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa uga jawaabay Midowga Musharixiinta oo dalbaday in la joojiyo doorashada Golaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble War kasoo saaray ayaa war kaso osaray go’aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kaga helay sida lagu qabtay askartii ka danbeysay dilka Allaha u naxariistee walaallihii Sakariye Maxamud Xuseen…
Alshabaab aya weerar qasaare dhaliyey ku qaaday degaanka Mandheera ee Waqooyi Bari, Keny, iyadoo lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidamada…
Qaraarka Mareykanka oo 3 Bilood kusoo koobay iyo Faransiiska oo ka qeyliyey xilliga
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inuu wareejiyey askartii geysatay dilka marxuumiinta Sakariye Maxamud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen…
Taliyaha Ciidanka Lugta Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka hadlay ciidamada milateriga ee uu xukumo iyo dhibaatoyinka ay ku hayaan…
