Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamo fara badan ay buux dhaafiyeen magaalada, iyadoo ay…
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa magaalada Muqdisho caawa si bareer ah ugu dilay wiil iyo gabar dhalinyarro ahaa oo wallaalo ahaa.
Farmaajo oo kasoo laabtay Safarkii Dalka Qatar iyo Dood kulul oo ka dhalatay Diyaaradii uu la socday
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Galabtadib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tegay…
Guddiga Maamulka doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska 16 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, laguna dooran doono magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta magaala Baydhaba ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay Doorasho ay ku soo baxeen Saddex kamid ah kuraasta…
Qaraxa uu ninkan geystay waxaa ku dhintay 8 qof, waxaana ku dhaawacmay 17 kale.
