Browsing: Somali
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa diiday ansixinta KMG ah ee natiijada kasoo baxday doorashadii Kursiga uu hakiyey ee HOP103, kaasoo…
Shir saacado badan maanta dhex maray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa kusoo dhammaaday laba ballanqaad oo…
Maalmahan waxaa baraha bulshada si weyn ugu baahay war ku saabsan in Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusman (Jawaari)…
Ciidamado ka tirsan Daraawiishta Puntland oo magaalada Bosaaso tegay markii ay banneeyen aagaggii ay difaaca uga jireen ayaa ku biiray…
Waxaa Magaalada Baydhabo socota doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#103 oo ay shalay hakiyeen Guddiga Doorashada Hee Federaal, kadib markii ay…
Su’aal Culus oo ka dhalatay Farmaajo oo sheegay inuu Mushaarkiisa 2 Bil ugu deeqay Gurmadka Abaaraha
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war uu so osaaray uga hadlay abaaraha ba’an ee ku dhuftay,…
“Waa Doorasho natiijadeeda la hubo, ama doorasho la’aan. Ciddii malxiis ka noqonaysa iyo cidii diidaysaba. Qeylo dhaan warmo kama tunmaan”
