Browsing: Somali
Muqdisho (Wadani Online) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi sare oo ka socda xiriirrada kubadda cagta adduunka iyo…
Talaado, May 27, 2025 (Wadani.com) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Macawisleeyda Hiiraan ayaa wada dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyay oo…
Muqdisho (Wadani Online) – Madaxweynihii hore ahna Xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Muqdisho,…
Muqdisho (Wadani Online) – Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa beenisay inay degmad Moqokori geysay daawooyin dhawaan lagu soo…
Nairobi (Wadani Online) – Go’aankii ay Kenya ku hor istaagtay furitaanka Xafiiska Wakiilka Somaliland ee Nairobi Isniintii ayaa kiciyay dood…
Nairobi (Wadani Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa shalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo…
Laascaanood (Wadani Online) – Garaadka guud ee SSC-Khaatumo, Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa fariin cad u diray madaxda siyaasadeed iyo…
Isniin, May 26, 2025 (Wadani.com) – Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xafiis diblomaasiyadeed oo ay Somaliland ka furanayso magaalada…
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa beeniyay inuu muran kala dhaxeeyo xaaskiisa Brigitte, kadib muuqaal laga duubay garoonka diyaaradaha ee Hanoi…
Dowladda Kenya ayaa mar kale adkeysay taageeradeeda buuxda ee madax-bannaanida, midnimada dhuleed, iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Soomaaliya, iyada oo si…
Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ka horjeeda hanaanka doorasho qof iyo cod ee ay wado dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa laga…
Baydhabo (Wadani Online) – Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koofur…
Muqdisho (Wadani Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddi ka kooban…
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Masar, Sarreeye Gaas…
Isniin, May 26, 2025 (Wadani) – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku wajahan…
Madaxweynaha cusub ee Somaliland C/raxmaan Maxame C/llaahi (Cirro) ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirrrada maamulkiisa oo guud ahaan ka kooban…
