Browsing: Somali
Wararka laga helayo dalka New Zealand ayaa sheegaya in magaalada Ganaciga dalkaasi lagu dilay Wiil Soomaali ah oo koox hubeysan…
Beesha Caalamka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka ka taagan cidda hoggaamineysa Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad iyo Senator Cabdixakiin Macalin Axmed ayaa magaalada Dhuusamareeb maabnta kula hadlay saxafiyiinta, iyadoo kooxda Ahlu suna…
Dalka yar ee Khaliijka Carabta ku yaalla ee Qatar ayaa maanta looga dareeray Doorashadii ugu horeysay Baarlamaani ah ee dalkaasi…
Farriinta Beesha Caalamka ayaa lagu dalbaday in Wasaaradda Amniga iyo Hay’adda NISA ay xilliga kala guurka hoggaamiyaan madax awood u…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaalle Beyle oo Shirka jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay horumarka dhaqaalaha dalka, 0Ddoorashooyinka…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Ahlu Suna ayaa saaka la wareegay degaan u dhow magaalada Dhusamareeb. Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb…
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in boqolaal Soomaali ah oo ku noolaa magaaladaasi, kana soo jeeda Koonfurta Soomaaliya…
Hoggaanka Galmudug ayuu ku eedeeyay in dibadda looga keenay, mas’uuliyadii loo dhiibayna aanu waxba dadka ugu qaban.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xiisadaha colaadeed ee ka taagan…
Ciidamada dib isu abaabulay ee Ahlu Suna ayaa maanta la wareegay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, taasoo xaalad dagaal gelisay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamadii taabacsanaa Ahlu suna ee shalay dagaalka la galay ciidamada Galmudug iyo…
Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Federaalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ku dhiiraday inuu ka qeyb galo ololaha Doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya inay halkaas maanta gaareen ciidamo gurmad ah oo ay…
Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalkeed ka baxaan toddobo sarkaal oo sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo…
Garabka siyaasadda Alshabaab ayaa kala qeybiyey Gobollada Bay iyo Bakool oo hore u ahaa hal maamul, waxayna u magacaabeen laba…
Ahlu suna ayaa dagaal rogaal celis ah dib ugu qabsatay degaanka Bohol, waxayna sheegtay inay qabsatay Gaadiid dagaal
Wuxuu mar ahaa siyaasiga ugu weyn ee taageersan, mar kalena wuxuu noqday hoggaamiyaha xisbiga aan dhalan ee Nabad iyo Nolol,…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay la wareegeen degaan ay isku…
