Browsing: Somali
Shan qof ayaa ku dhaawacmay qarax lagu xiray gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Buoloburte, kaasoo burbur xoog leh uu kasoo gaaray…
Taageerayaasha madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa xalay fowdo iyo qalalaase ku joojiyay doorshada kursi ka tirsan…
Iyadoo uu heerkii ugu xumaa uu marayo dagaalka u dhaxeeya xafiisyada Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal…
Fowdo iyo buuuq ayaa hareeyay kursigii labaad ee Aqalka Sare oo Doorashadiisa caawa ka socotay magaalada Jowhar, markii lasoo gabagabeeyay…
Musharax aan la fileyn ayaa ku guuleystay kursi ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib markii uu tartan adag…
Madaxweynihii hore Xasan Shekeh Maxmauud ayaa ka hadlay xaaladda dalku marayo, Doorashada iyo khilaafka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen…
Baarlamaanka Hirshabelele ayaa goor dhoweyd soo gabagabeeyay Doorashada kursi ka tirsan Aqalka Sare oo ka mida 3 kursi oo harsanaa.
Wakiilka Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga ee Q/Midoobay warbixin ka siiyay…
Midowga Yurub ayaa ka dalbaday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble inay soo…
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo shalay baaqatay ayaa maanta ka degatay Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee…
Dowladda Mareykanka ayaa baaq toos ah u dirtay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya.
Kursi ka mida kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa looga haray Ganacsade ka mid ahaa mushariixinta, waxaana khilaafka ka…
Beesha Caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga dalbaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed…
Diyaaradii Turkish Airlines ee kusoo jeeday magaalada Muqdisho, lagana celiyey magaalada Jabuuti ayaa mar kale u duushay magaalada Istanbuul oo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa war kasoo saaray xaaladda diyaarad juu la socdya agaasimihii hore ee Hay’adda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sababaha keenay in magaalada Muqdisho laga celiyo diyaarad siday agaasimihii hore ee hay’adda NISA…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Dowladda Jabuuti ay xayirtay agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo la…
Wararka laga helayo dalka Djibouti ayaa sheegaya in diyaaradda Turkish Airlines ee saaka la filayey inay ka degto magaalada Muqdisho…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta wadahadal gaara oo albaabada u xiran yihiin ka yeelanaya khilaafka dhexeeya madaxweynaha muddo…
Midowga Musharraxiinta ayaa sheegay inay cambaareynayaan qoraalkii ka soo baxay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaas oo uu ku sheegay inuu…
