Browsing: Somali
Mid ka mida maleeshiyada Alshabaab oo iska dhiibay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay ciqaab adag oo ay…
Madaxweynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam ayaa war kasoo saaray qaraxii ka dhacay magaalada Kismaayo ee lala beehsaday kooxdii ciyaartoyda JCCI.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi degdeg kasoo saaray qarax galabta ka dhacay magaalada Kismaayo.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland, kaasoo lala beegsaday bas ay saarnaayeen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen koo ciyaartoy…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay talihihii saldhiga Booliska degmada jowhar ka…
Guddiga Doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa dalab culus oo toos ah u diray madaxwaynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).
Iyadoo ay magaalada Kismaayo maanta ka bilaabatay doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa la doortay labadii senator ee ugu horeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in tartan aan xoog badan lahayn, laakiin adag uu dhex maray mushariixinta laba…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in amniga si weyn loo adkeeyay iyadoo…
Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa qoraal uu soo saaray oo ku socday Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Faderaalka ku dalbaday la hakiyo,…
Dhalinyaro Soomaali ah oo careysay ayaa xanibtay oo jartay Wadadda Tareenka ee isku xira dallaka Jabuuti iyo Itoobiya oo ah…
Musharixii ugu horeeyay ee u taagan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Doorashada 2021 ayaa maanta la diiwaan geliyay, isagoo la…
Agaasimaha Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan ugu weyn ee lagula tacaalo cudurka Covid-19 ayaa dalka Turkiga looga…
Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo u hoggaansamay xil ka qaadistii C/llaahi Kulane iyo Ninka lagu bedelay
Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Agaasimaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji ayaa ogolaaday una hoggaansamey xil ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal dad badan ku dhinteen oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya, kadib weerar…
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa shaaciyey jadwalka cusub ee bilaabashada Doorashada Dadban 2021, gaa ahaan Aqalka Sare.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta 4 Kursi oo ka mida 8-da kursi ee Aqalka…
Hay’adaha Garsoorka dowladda Soomaaliya ayaa marki ugu horeeyay muddo Bil ah ka hadlay kiiska sarkaalad u shaqeyneysay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay sababta uu Midowga Yurub kala bar uga jartay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya…
